Tixmaal

Tixmaal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tixmaal, Science, Technology & Engineering, bushandara, Dhaka.

Waad guursatay; caawo kale 10:45 ayaa lagu soo hooyay gabadhii. fiidki h**e oo dhan mashquul baad ahayd maxaa yeelay saa...
13/08/2025

Waad guursatay; caawo kale 10:45 ayaa lagu soo hooyay gabadhii. fiidki h**e oo dhan mashquul baad ahayd maxaa yeelay saaxiibadda baa ninkasta kula waddaagayay tallo nuxur -keedu yahay “jihaad la galo kii ugu adka baa caawa ku sugaya ka yaabi gabadha, waayo haddaad halka dhibco sarre ka keento wax kastoo kale gabadha way kugu samri laakin haddaad waran bishle noqoto malaayin kastood haysato macno uma leh iyada”

Gurigaad timid adigoo tallooyin ku cabbaysan. Iyadii waatan sariirta dhinac kaga fadhida iyadoo saacad kahor intay taashki iska siibtay bijama yaro basaliya xiran timahana usii daysan yihiin. markiiba kumaadan boodine erayo yaro yaro muujinaysa inay riyo wayn oo ku romowday tahay inaad is heshaan baad dhagaheeda ku salaaxday kadibna waxaad dareentay inay kalgacayl godlatay. waa adiga sida subxaanyadii isa soo laabay e, wixi alle qadaray dhaceen.

Koob caana iyo dhoowr qaadoo muqmada ( oodkac) ayey kula soo gaadhay intay dareentay inaad wadna roortay. Intii markaad is dhaafisay ayaad laydh yar u baahatay deedna banaan kaad usoo baxday. bac yar baad lahaan jirte daarada ayaad shanqadh ka maqashay adigo feera qaawan. waa adiga dhowr jiho ku qabtay toosh laakin waxba arki waayay. dabayl yaro macaan ayaad qaadatay iyadina waatan suuliga kusii socoto e, aad dareentay socodku inu dhibayo. Kun jeer baad faraxday adigo leh Alxmadulilah ilaahay waa igu asturay halgankii.

01/11/2024
08/03/2024

Nafta maan cadaabeen

Address

Bushandara
Dhaka
00881

Telephone

+8801317647001

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tixmaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share