The Cyber Macalin

The Cyber Macalin 🔐 Welcome to Cyber Macalin
Here to simplify cybersecurity for everyone.

Whether you’re a beginner curious about hacking, a student preparing for certifications, , this Page is your trusted space to learn, grow, and protect.

🚀 Koorsadii ugu horreysay ee Ethical Hacking oo Af-Soomaali ah — 100% Bilaash ! 💻Markaan arkay in aanay jirin Madalo Tek...
11/11/2025

🚀 Koorsadii ugu horreysay ee Ethical Hacking oo Af-Soomaali ah — 100% Bilaash ! 💻
Markaan arkay in aanay jirin Madalo Teknoloojiyadeed oo Af Soomaali ah, Khaasatan kor u qaadida Xirfadaha dhalinyarada dhanka tiknoolajiyadda iyo cybersecurity, waxaan go’aansaday inaan Bilaabo Casharo Bilaash ah oo ku tacaluqa Cybersecurity iyo Machine Learning. Koorsada ugu Horeeya ee aan Bilaabayaa waa ETHICAL HACKING COURSE. Waa Koorso Albaabka u furaysa dhalinyarada doonaysa inay noqdaan Ethical Hackers ama PenTesters. 100% Standard ka Caalamiga ah ayuu Koorsadani la talaabsanayaa. Waxaanu kuu diyaarinayaa Shahaadada CEH.
💥 Waxaad baran doontaa:
• Sida loo isticmaalo Kali Linux
• Hacking iyo difaaca sharci ah
• Amniga kombuyuutarka iyo internetka
Ka Daawo Casharada Bartayda Youtubeka. Ka mid noqo Boggana si aad ula socotid Casharada kale ee mar walba la soo galin doono.

n this comprehensive tutorial, I'll guide you through the entire process of installing Kali Linux 2025.1 within VirtualBox. Whether you're a beginner or an e...

Address

1919 Weston Road
Toronto, ON
M9N1W7

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when The Cyber Macalin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to The Cyber Macalin:

Share