Ururka Horseed Community

Ururka Horseed Community Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Horseed Community, Chemical company, MMM, Cairo.

07/02/2025

Shirkii sadex bilood laha ahaa ee ururka horseed iyo galabta

Hambalyo Hambalyo Hambalyo meher wacan.Ururka horseed community wuxuu Hambalyo aan la soo koobi karin hawada u marinayaa...
01/01/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo meher wacan.

Ururka horseed community wuxuu Hambalyo aan la soo koobi karin hawada u marinayaa lamaanaha quruxda badan ee
Asma Muuse Maxamed iyo Ibraahim Cismaan Cabdilaahi oo meherkoodu dhici doono 02/01/2025 oo beegan maalinta bariya.

Sigaara ururku, wuxuu Hambalyo ugu dirayaa Asma muuse Maxamed oo kamida ururka hoseed,

Waxaanan illaahay uga baryeynaa inuu ka dhigo qoyskii dhisma ee dhaqma,

Aamiin aamiin yaa allaah,

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Ururka horseed community wuxuu Hambalyo u dirayaa gudoomiyaha ururka dadaal shaakir cabdi mawliid iyo marwadiisa raxma d...
26/07/2024

Ururka horseed community wuxuu Hambalyo u dirayaa gudoomiyaha ururka dadaal shaakir cabdi mawliid iyo marwadiisa raxma daahir daauud oo maanta meherkoodu ka qabsoomay tuulada lafta farawayne waxaanu leenahay noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela aamiin aamiin aamiin yaa allaah

28/06/2024

Bismilaah

Ururka horseed oo la aas aasay ma la yagleelay 20/06/ 2021 kii u jeedooyinka loo aas aasay waxa ka mid ahayd inaanu ururku siyaasadaha ku milmin kana fogaado wax kaste oo kala qaybinaya xubnaha ururka. ururku arintaasi wuu ku najaxay guulo waawayna wuu soo hooyey mudadaasi oo imika laga joogo sadexsano Ururka Horseed Community oo sidoo kalena kamida ururada kasoo jeeda degmada farawayne maalina muu sheegan magaca degmada uu kasoo jeedo waayo degmada ma wada matalo.

Hadaba waxa jira ururo sidanoo kale kasoo jeeda degmada kuwaas oo aan wada matalin degmada laakiin caadaystay inay sheegtaan ama si balaadhan u sheegtaan magacii degmada. ururka horseed community wuxuu usoo jeedinyaa ururada ku shaqaysta magaca aanay lahayn inay ka waantoobaan oo joojiyaan inay sheegtaan magacaasi.

Hambalyo Hambalyo guud ahaan ba bulshada Reer Somaliland Happy  anniversary
25/06/2024

Hambalyo Hambalyo guud ahaan ba bulshada Reer Somaliland

Happy anniversary

Xaqiijin Ururka Horseed Community  waxa uu soo xaqiijiyey in wax kabadal lagu sameeyey Astaantii degmada farawayne Xidhi...
19/06/2024

Xaqiijin Ururka Horseed Community waxa uu soo xaqiijiyey in wax kabadal lagu sameeyey Astaantii degmada farawayne Xidhiidh aanu maanta la samaynay maamulka degmada gudoomiye kuxigeenka degmada farawayne Maxamed xasan guuled ayaa noo Xaqiijiyey in la badalay astaantii h**e loona badalay midan aan idinla wadaagnay

Sidoo kale gudoomiye kuxigeenku wuxuu meesha ka saaray inay jiraan ururo qayb ka ahaa badalaada astaanta wuxuuna noo sheegay inay ka maamul ahaan iyagu badaleen isla markaana aanay jirin urur degmada kasoo jeeda oo laga talo galiyey badalaada astaanta

Arintan ayaa meesha ka saaraysa ururo sheegtay inay iyagu badaleen astaantii degmada

Wa bilaahi Tawfiiq

Admin

Ciid mubaarik dhamaan umada muslimiinta ah Ururka horseed waxa uu Hambalyo Ciidul fidriga u dirayaa Dhaamaan umada musli...
09/04/2024

Ciid mubaarik dhamaan umada muslimiinta ah

Ururka horseed waxa uu Hambalyo Ciidul fidriga u dirayaa Dhaamaan umada muslimka ah gaar ahaana umda reer somaliland oo uu ugu h**eeyo madaxwaynaha qaranka JSL Mudane Muuse biixi cabdi
Ciidamada qaranka
Iyo Bulshada reer somaliland
Waxaanan leenahay ciidan ceedada ku gaadha bash bash iyo barwaaqo aamiin aamiin yaa allaah

10/03/2024

Ururka horseed wuxuu u hambalyeynayaa dhamaan umada Muslim ka ah gaar ahaana reer somaliland curashada bisha barakaysan ee Ramadaan Aw geed

Illaahay bishaa bisheeda Sanadkaa sanadkiisa ha inagu gaadhsiiyo barwaaqo iyo badhaadhe aamiin aamiin yaa allaah

09/11/2023

Arooskii Cabdiqaadir Qaybtii 3aad

Sawiro: Arooskii Cabdi Qaadir
08/11/2023

Sawiro: Arooskii Cabdi Qaadir

Waxa noo qabsoomay  Shirkii 4aad ee Ururka Horseed Community Waxaana Shirkan Kasoo Qayb Galay Badi Xubnaha Ururka
16/09/2023

Waxa noo qabsoomay Shirkii 4aad ee Ururka Horseed Community
Waxaana Shirkan Kasoo Qayb Galay Badi Xubnaha Ururka

25/02/2023

|Qaari cabdicasiis Siyaad Cabdiraxmaan

Oo kamida ururka horseed ayaa ka qayb galaya tartanka qur'aanka kariimka ah

Address

MMM
Cairo
KKKKKK

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Horseed Community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share