17/05/2022
UFIIRSO ERAYADAN HOOSE
1: ilaali
2: ilatali
3: ilaxali
4: ilasali
5: ilagali
6: ilalali
Waa 7 xaraf OO kala gaar ah hadana sameeyay 6 eray OO macno leh waakuwan [ i l a t x s g ]
Midwalibana hadaad xaga h**e iyo xaga danbe ba ka akhrido waa eraygii uun