23/01/2026
SHAQO BANAAN: Sameeye Muuqaal & Maamule Baraha Bulshada (Content Creator & Social Media Manager)
๐ Goobta: Jigjiga
Ma tahay qof hal-abuur leh, jecel sheeko-abuurka (storytelling), una diyaar ah inuu la koro shirkad si degdeg ah u kobcaysa?
Skyview waxay raadinaysaa Content Creator & Social Media Manager firfircoon oo ku soo biiro kooxda, kana shaqeeya sawirka iyo codka shirkadda ee baraha dijitaalka ah.
๐งโ๐ผ Waajibaadka Shaqada:
๐ฒ Diyaarinta content soo jiidasho leh (fiidiyow, sawirro, naqshado)
๐ Maareynta posting-ka maalinlaha ah iyo campaigns-ka dhammaan baraha bulshada
๐ฏ Kordhinta iyo la falgalka (engagement) audience-ka adigoo adeegsanaya istaraatiijiyad hal-abuur leh
๐ธ Qabashada sawirro iyo fiidiyowyo waqtiga dhabta ah
๐ Falanqaynta natiijooyinka iyo hagaajinta content-ka si wax-ku-ool ah
โ
Waxaan Raadinaynaa Qof:
โ๏ธ Si fiican u yaqaanna TikTok, Instagram, Facebook, iwm
โ๏ธ Khibrad u leh tifaftirka fiidiyowga iyo sawirrada (Canva, CapCut, iwm)
โ๏ธ Awood u leh inuu si madaxbannaan u shaqeeyo una fikiro si hal-abuur leh
โ๏ธ Xiise u qaba branding, suuq-geyn iyo sheeko-sheegid
โ๏ธ Khibrad h**e oo content creation ah waa faaโiido dheeri ah
Fadlan haddii aad u aragto inaad shaqadan banaan buuxin karto, codsigaaga kusoo dir:
Emailka: [email protected]
Ama what's appkan 0915339744