Deegaan Engineering And Architect

Deegaan Engineering And Architect Deegaan waa daryeelaha deegaanka

24/01/2024
13/03/2023
Waa mid ka mid ah guryaha ay shirkadda Deegaan Engineering And Architect ka waddo Caasimadda Deegaanka ee Jijiga.Waxa aa...
02/03/2023

Waa mid ka mid ah guryaha ay shirkadda Deegaan Engineering And Architect ka waddo Caasimadda Deegaanka ee Jijiga.
Waxa aan ugu bushaaraynaynaa macaamiisha in aan diyaar ula nahay.
👉Guryo loo qaabeeyay qaab casri ah
👉Loona dhisi doona qaab casri ah
👉Si habboona loo deeqsiin doona dhulka
👉Qiimo ku raali galiyana laguugu dhisayo

Fadlan nalaga soo xidhiidh kambaradan hoose
+251915100061
+251915237307
+251909436343

Mid ka mid mashaariicda ay shirkadda Deegaan Engineering And Architect ka waddo magaalada jijiga(Manaariyaha)✔️Cabbirka ...
10/01/2023

Mid ka mid mashaariicda ay shirkadda Deegaan Engineering And Architect ka waddo magaalada jijiga(Manaariyaha)
✔️Cabbirka dhulka 300 kaare
✔️5 Qol oo isku dedan, istoodh, suuli+baad iyo kooriidhar
✔️ 2 Qol oo seerfisa, jiko iyo suuli dibadda ah
✔️ godka wassakhda(septic tank) iyo barkadda biyaha
✔️ daarad iyo parking gaadhi

Haddi aad uu dhulku kugu yaryahay, iyo haddii uu kugu filanyahayba ood u baahantahay in si casri loogu fadhiisiyo guriga aad u baahantahay.
Fadlan nahala soo xidhiidhi lambaradan
091 510 0061
0915663762
0909436343

Qurxin guri (Interior/finishing work)Waa guri fiila ah, oo hadda aan gacanta ku hayno qurxintiisa.Qol fadhi ah, Qol jiif...
23/10/2022

Qurxin guri (Interior/finishing work)
Waa guri fiila ah, oo hadda aan gacanta ku hayno qurxintiisa.
Qol fadhi ah,
Qol jiif ah
Iyo kooriidhar

📍 Jijiga Garabcase

Deegaan waa daryeelka deegaanka, waxa aas-aasay dhalinyaro soomaali ah oo u dhashay deegaanka.Ku soo dhawoow gacmo furan...
19/09/2022

Deegaan waa daryeelka deegaanka, waxa aas-aasay dhalinyaro soomaali ah oo u dhashay deegaanka.
Ku soo dhawoow gacmo furan iyo adeeg hufan.
Sirkadda Deegaan, dadka iyo deegaankaa leh.

Address

Waddada Jaamacadda
Jijiga

Telephone

+251915100061

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deegaan Engineering And Architect posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Deegaan Engineering And Architect:

Share