Ma' Alin Amin General Construction Company

Ma' Alin Amin General Construction Company Construction company

19/01/2026

DHISMYASHA AY SHIRKADU KA WADO MAGLDA JIGJIGA
HADA UBAHNTHY DHISMYASHI UDANBEYAY IN LAGU DHISO. WAXA DIYAR KU AH 🚧 Ma' Alin Amin General Construction Company

CONTACT US WhatsApp 091 059 7697
LOCATION 📍JIGJIGA

Mid kamid eh mashruucyada cusub ee shirkada Ma'Alin Amin GCC aywado.waa shirkad mar walbo utaagan ka jawaabida baahida l...
12/01/2026

Mid kamid eh mashruucyada cusub ee shirkada Ma'Alin Amin GCC aywado.
waa shirkad mar walbo utaagan ka jawaabida baahida looqabo guryo mustaq leh.

Contact number: WhatsApp091 059 7697
Location 📍jigjiga

Dhiso Guriga Riyadaada adigoo dooranaya MA.ALIN AMIN GENERAL CONSTRUCTION COMPANY  Waxaan kuu qabanayna dhammaan waxyaab...
09/01/2026

Dhiso Guriga Riyadaada adigoo dooranaya MA.ALIN AMIN GENERAL CONSTRUCTION COMPANY Waxaan kuu qabanayna dhammaan waxyaabaha dhismaha laga bilaabo naqshad -DESIGN-ilaa dhismaytirka guriga
Waxad kaheleysa Oo keliya, adeeg deg deg ah, xirfadlayaal heer sare ah oo lagu kalsoonaan karo.

Ma rabtaa guri casri ah, qurux badan oo tayo sare leh?
•Naqshad Modern & classic ah
•Dhisme tayo sare leh
•Shaqqle khibrad leh
•Adeeg degdeg & hufan

FADLAN NAGALA SOO XIDHIIDH
📍 Goobta: Jigjiga
📞 WhatsApp091 059 7697

G+3 apartimant ah oo aan kawadno magalada jijiga oo bolow ah Mid horana waan soogalinay isna G+3 ah Isku meelna way mara...
22/12/2025

G+3 apartimant ah oo aan kawadno magalada jijiga oo bolow ah

Mid horana waan soogalinay isna G+3 ah
Isku meelna way marayaa
contact number : 091 059 7697
jijiga

G+3 apatimant ah oo ay shirkadu kabilawday magalada jijiga oo hada bilaw ah
19/12/2025

G+3 apatimant ah oo ay shirkadu kabilawday magalada jijiga

oo hada bilaw ah

Nashqad Villa Quruxbadan Nashqad nadiif ah oo soojiidasho leh looguna talagalay inay lajaan aado dunida casriga maanta T...
29/08/2025

Nashqad Villa Quruxbadan

Nashqad nadiif ah oo soojiidasho leh looguna talagalay inay lajaan aado dunida casriga maanta

Tell : 0910597697

19/09/2024

DHOBOWEYN PRIMARY HOSPITAL .

Xuranta caafimaadka ee dagmada dhobaweyn oo aan ballaadhin kusameeneynay iyadoo kolka h**e uu ahaa health centre hadana primary hospital ayaa marayo meel wanaagsan.

22/08/2024
17/08/2024

HOTEL G+1 BASEMENT LEH

Waa hotelkii socday oo meel fiican maraya.
Hotel-kan waxaa lagadhisayaa magaalada jigjiga gaar ahaan xafada 16aad.

Wixii faahfaahin eh nalagasooxidhiidh taleefanada hoos kuqoran.

0915119923
091 059 7697

05/08/2024

Shalay iyo Maanta
Guriga kasocdo xafada 17aad ee magaalada jigjiga oo sihabsamileh usocdo.
Hamoogaan shirkada dhismaha ee MA'ALIN AMIN GENERAL CONSTRUCTION COMPANY.
#0910597697
#0915119923

03/08/2024

Guryihii kasocday magaalda jigjiga oo marayo meel fiican.

nagusoobiir oo kamid noqo saaxiibada kuxidhan shirkada Ma'alin Amin General Construction Company si aad uhesho design-dii oogudambeeyay.

nagusoobooqo xarunta aan kuleenaha magaalada JIGJIGA gaar ahaan gadaasha fooqa RAYSMICROFINANCE. ama nagasoowac taleefanada hoos kuqoran.

091 059 7697
#0915119923

Address

Behind Sahay/rays Microfinance
Jijiga

Telephone

+251910597697

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ma' Alin Amin General Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ma' Alin Amin General Construction Company:

Share