30/01/2026
Macaamiisha sharafta leh waxaan leenahay sidii aad horayba nooga barateen dhisidda guri tayo leh iyo nashqado cusub oo la jaan qaadaya wakhtiga ayaa gurigani waxaa uu kamid yahay nashqadaha ugu danbeeyay,
Sida aynu nafteena ugu raadino cunto tayo leh aya sidoo kale waxa lagama maarmaan ah in aynu helno hoy/guri qurux badan oo tayo leh oo udhigma una qalma maalkeena aynu ku tabacnay,
Hadaba shirkadda dhismaha ee TOFIk ugu kaalay tayo iyo qurux ku salaysan dookhaaga iyo rabitaankaga macmiil,