CILMI Construction and Electrical Installation Company

CILMI Construction and Electrical Installation Company Fadlan ku soo Biir Bogga aan ku leenahay Facebook

21/10/2025

ADEEG tayo iyo BILICBA ugu kaalay shirkada dhismaha iyo Laydh-galinta ee CILMI. Wixii faahfaahin ah numberada hoose nagala soo xidhiidh:

Contac: 0915109968/0984575731

Shaqo hufnaan iyo TAYO sare leh ayay shirkad CILMI CONSTRUCTION AND ELECTRICAL INSTALLATION COMPANY  macaamiisha Sharaft...
17/08/2025

Shaqo hufnaan iyo TAYO sare leh
ayay shirkad CILMI CONSTRUCTION AND ELECTRICAL INSTALLATION COMPANY macaamiisha Sharafta leh u haysaa

Contact: 0915109968/0984575731

Macmiil, Shirkada CILMI Construction and Electrical Installation Company waxay kuu diyaarisay adeeg Tayo, Hufnaan iyo de...
17/08/2025

Macmiil, Shirkada CILMI Construction and Electrical Installation Company waxay kuu diyaarisay adeeg Tayo, Hufnaan iyo degdegsiimo leh

Wixii faahfaahin ah halkan nagala soo xidhiidh: 0915109968/0984575731

08/08/2025

Waxaan halkan idinkula wadaagaynaa mid kamid ah shaqooyinka ay shirkadu qabatay ee dhinaca laydh-galinta la xidhiidha kaas oo aan todobaadakan ka fulinay Magaalada jigjiga

Tel: 0915109968/0984575731

Tayo, Qurux, degdegsiimo iyo qancinta macaamiisha ayaa Halbeeg noo ah.

Mahadsanidiin

08/08/2025

Asc dhamaan Bulshada ku dhaqan DDS kusoo dhawaada shirkada dhismaha iyo Laydh-galinta ee CILMI oo ka howlgasha Deegaanka Soomaalida, Jigjiga iyo gobolada deegaankaba.

Waxaad ka helaysan adeeg hufan oo casriya oo la xidhiidha dhismaha iyo laydhkaba

Waxaad Nagala soo xidhiidhi kartaan Numberada hoos ku qoran

0915109968 ama 0984575731



Mahadsanidiin

Address

Somali Regional State
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CILMI Construction and Electrical Installation Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share