NRD Real Estate & Construction

NRD Real Estate & Construction Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from NRD Real Estate & Construction, Jijiga.

NRD Construction & Real estate company.
🏡 Iibinta & kiraynta guryaha iyo dhulalka
📈 Maamulka iyo qiimeynta hantida maguurtada ah
📞 La xiriir si degdeg ah — gurigaga riyadu halkan ayu ka bilabmaya macmil. +251915981881

Gurigani waa hoy si xeel dheer loo naqshadeeyay, oo isku daraya qurux, casriyeyn iyo raaxo aan caadi ahayn. Naqshaddiisa...
23/03/2026

Gurigani waa hoy si xeel dheer loo naqshadeeyay, oo isku daraya qurux, casriyeyn iyo raaxo aan caadi ahayn. Naqshaddiisa dibadda waxaa ka muuqda qaab dhismeed casri ah oo leh khadad nadiif ah, muraayado waaweyn iyo iftiin dabiici ah oo si qurux badan u dhex galaya gudaha guriga.
Waxaan kudhisayna guryo tayo sare leh raxo iyo quruba leh hadad danaynayso nalaso xidhidh

Ramadan Mubarak☪️
17/02/2026

Ramadan Mubarak☪️

28/11/2025

Watch, follow, and discover more trending content.

Boos iib ah xafada dhagaxa cabirka dhulka 350 kaare qiimaha 1,900,000 birr wixii fahfaahin ah nala soxidhidh 098 079 351...
28/11/2025

Boos iib ah xafada dhagaxa cabirka dhulka 350 kaare qiimaha 1,900,000 birr wixii fahfaahin ah nala soxidhidh 098 079 3510

Boos iib ah xafada dhagaxa kaso gaadh macmil
28/11/2025

Boos iib ah xafada dhagaxa kaso gaadh macmil

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NRD Real Estate & Construction posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share