KAAH Construction and Supplies Company

KAAH Construction and Supplies Company KAAH Construction & Supplies Company is a reputable firm that operates in Somalia & Kenya. Est 2019

Ciid mubaarak dhamaan Muslamiinta melkasta dunida ka jogtaan
10/04/2024

Ciid mubaarak dhamaan Muslamiinta melkasta dunida ka jogtaan

24/03/2024
08/09/2023

Ducooyinkii la aqbalay.

Qisada saxabii uweys alqarni.

Tabicigii Rasuulku (Cs) sii sheegay in ducada laga aqbalo..
U wayska Al-Qarni waxa uu ahaa nin taabiciya oo ku noolaa wadanka Yamen , waxa uu ahaa nin hooyadii u baarri ah, waxa uuna sama-falkii hooyadii ku helay inuu noqdo qof
ducada laga aqblo . Sama-falka hooyadii ayaana ka joojisay inuu Rasuulka ( Cs) u yimaado .

Uways waxa ku dhacay xanuunka baraska , ka dibna ilaahay ayuu baryey : " Allow
xanuunka iga kor qaad " Allena waa uu ka aqbalay , waanu ka bogsaday baraskii, in dirham la saaro oo qudha ayaa ku
hadhay.
Rasuulku (Cs) Cumar binu Khadaab ayuu kula sii dardaarmay inuu ka ducaysto uways , haddii uu la kulmo kana dalbado inuu Alle dambi dhaaf u weydiiyo, halkaana wuxu ku gaadhay sama-falkii hooyadii . Uways wuxu ahaa nin saalixa , dadkana aan laga dhex aqoon , kolkii la ogaadayna magaalada kuufa oo uu deganaa ayuu dhinac uga baxay dibna looma arag.

Dulucda qisada Qofkii raba liibaan adduunyo iyo mid aakhiro iyo ducadiisa oo kacda ha u sama falo waalidkii.

(Xigasho buuga ducoyinkii la'aqbakay)

Address

Nairobi
Nairobi South

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252611775544

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KAAH Construction and Supplies Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to KAAH Construction and Supplies Company:

Share