26/08/2026
๐ BAARI REAL ESTATE (BRS) โ GURI RIYO AH, NAQSHAD CASRI AH! ๐ก
Maamulka Baari Real Estate waxay ku faraxsan yihiin inay bulshada magaalada Badhan u soo bandhigaan adeegyo hanti-ma-guurto ah oo xirfad, hufnaan iyo kalsooni ku dhisan.
๐น Nashqadaynta & qiimaynta guryaha
๐น La-talinta dhismayaasha
๐น Kiraynta guryaha
๐น Iibinta bogcadaha iyo guryaha
๐น Diyaarinta heshiisyada sharciga ah
๐น Noqoshada/diyaarinta adeegyada sharciyeynta iyo dukumentiyada
๐ Address: Badhan Main Street, Near Higlo
๐ Contact:
+252 904 150033
+252 667 703140
+252 633 673597
๐ง Email: [email protected]