Laanta Somgas Baydhabo

Laanta Somgas Baydhabo Gas Distribution Co. Baidoa Branch

25/06/2024
Qof walba oo muwaadin ah waxaa masuuliyad gaar ah kasaarantahay inuu ilaaliyo deegaanka.  Hajarin dhirta ,deegaankana ha...
05/06/2024

Qof walba oo muwaadin ah waxaa masuuliyad gaar ah kasaarantahay inuu ilaaliyo deegaanka.

Hajarin dhirta ,deegaankana hawasaqeenin.

.


21/05/2024

Hadafkeennu Waa Badbaadinta Deegaanka


21/05/2024

Si aad u ilaaliso badqabka naftaada iyo mida reerka kala dheerey haanta iyo kuukarka ugu yaraan hal talaabo.



21/05/2024

Haanta aad hadda isticmaasho waa nuucee?



21/05/2024

Cuntadaada si degdeg ah u karso adoo ilaalinaya deegaanka, gurigaagana nadiif kuu yahay.



02/01/2024

Macmiil Haanta Gas-ka ee aad isticmaasho waa meeqo Kiilo?



02/01/2024

Ninkii seexdaa sicii dibi dhalay, jarmaadada subaxa h**e mudnaan gaar ah ayey leedahay, quraacna haka welwelin Somgas ayaa macaaga ah.


**e

06/12/2022

Welcome Our Page
SOMGAS BAIDOA BRANCH

SHIRKADDA SOMGAS Laanta Somgas Baydhabo WAXEY MACAAMIISHEEDA SHARAFTA LEH OGEYSIINEYSAA IN   DHIMIS BALAARAN LAGU SAMEEY...
06/12/2022

SHIRKADDA SOMGAS Laanta Somgas Baydhabo WAXEY MACAAMIISHEEDA SHARAFTA LEH OGEYSIINEYSAA IN DHIMIS BALAARAN LAGU SAMEEYEY GAAS-KA NOOCYADIISA KALA DUWAN.
SIDA 13KG, 17KG, 20KG, 6KG IYO 50KG
F.G. HADA DALBO HADA HEL.

TEL; 0619551735/0617008666/0613414140

Address

Berdale Mini Street-Harajad Market
Baydhabo
252

Telephone

+252617008666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Laanta Somgas Baydhabo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Laanta Somgas Baydhabo:

Share

Category