07/04/2026
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun waxaan katacsiyeynayaa dhammaan qoyska reer Suldaan Xasan Xaddi Axmed ( Suldaan Baade ) geerida kutimid HOOYO KHADIIJA XASAN waxaan leeyahay ilaahey samir iyo iimaan haka siiyo qoyskiyo qaraabada iyadana jannatu firdowsa allaha kawaraabiyo aammiin.