Iftiin Solar Energy

Iftiin Solar Energy Iftiin Solar Energy waxay bixisa adeegyada Iibinta iyo rakibidda nidaamyada tamarta qorraxda, qalab koronto, iyo tababar farsamo oo casri ah.

02/12/2025
01/12/2025

Kaashafado solar ah oo kusiinya iftiin Heer sare ah iyo laabado smart ah oo wata sensor shidaya marka loo baahdo marka kalana way isdaminayaan waxay kaa caawinayaan in ay kuu badbadiyaan kharashaka laydhka adigoo u isticmalaya suuliayada iyo waliba daarada waxaad ja helaysaa Iftiin Solar Energy

Nagala soo xidhiidh

0634587714 ama 0634575748

24/11/2025

System casri ah oo smart ah Iftiin solar energy

08/10/2025

Iftiin Solar Energy waxay kuu hysaa adeegyo ku raali galinaya iyo qalab tayo saraleh

kusoo dhawoow Iftin Solar Energy
27/09/2025

kusoo dhawoow Iftin Solar Energy

Jooji inaad lacag badan ku bixiso korontada—tamarta qoraxda ayaa kugu filan  ☀️ • Waxaad badbaadin doontaa ilaa 70% biil...
25/09/2025

Jooji inaad lacag badan ku bixiso korontada—tamarta qoraxda ayaa kugu filan ☀️
• Waxaad badbaadin doontaa ilaa 70% biilasha korontada adigoo leh nidaam si gaar ah loogu dhisay gurigaaga ama ganacsigaaga
• waxaan kuu qabanaynaa qiimeynta, naqshadeynta iyo waiba rakibida iyo Iibinta alaabta 🌞⚡

Address

Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iftiin Solar Energy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Iftiin Solar Energy:

Share

Category