28/07/2023
Wanashqad ka mida nashqadaha casriga ee anu udiyarinay macaamishayada
Waguri bungalow ah ka kooban
16×15
Gurigan waxa ka kooban yahy
3 qol jiifa
Master room
Mad baq
Hool
Iyo 2 suuli
Mac miil no ogolaw inan ku diyarino gurigaga tiyada ah sida ugu wanagsan uguna tayada adag uguna qurxon