19/03/2026
*Ciidul Fitr Mubaarak* 🌙✨
Mubarak contraction company.
Waxaan idinku hambalyaynayaa Munaasibadda barakaysan ee Ciidul Fitr awgeed.
Alle ha inaga aqbalo Soonkii, Salaaddii, iyo dhammaan cibaadadii aan soo gudannay bishii barakaysnayd ee Ramadaan, hana inagu gaadhsiiyo Ciidaa Ciideeda Innagoo caafimaad qabna, nabad qabna, kana mid ah kuwa la aqbalay.
🤲 اللهم تقبل منا ومنكم الصيام والقيام، وجعل عيدنا هذا عيد خير وبركة وسعادة.
*Ciid Wanaagsan Dhamaan Asxaabta iyo Ehelka.*