Danood Construction Company

Danood Construction Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Danood Construction Company, Construction Company, Hotel Emirates Building, Bosaso.
(3)

27-7-2026 Waxaan Bilownay Project G+1 Ah Kaas Oo Cabirkiisu Dhan yahay 16mx14.8m Waxaan ka dhisayna Magaalada Bosaaso Kh...
12/08/2026

27-7-2026 Waxaan Bilownay Project G+1 Ah Kaas Oo Cabirkiisu Dhan yahay 16mx14.8m Waxaan ka dhisayna Magaalada Bosaaso Khasatan Jidka Masjid Alrowda Hormara Mashruucan Oo Aanu Ugu Talagalnay Mudo 3 Bilood ah Waxaan Rajaynaynaa inaanu Wakhtigii Loogu Tala Galay Aanu Kusoo Gaba Gabayno inshalaah

11/08/2026

27-7-2026 Waxaan Bilownay Project G+1 Ah Kaas Oo Cabirkiisu Dhan yahay 16mx14.8m Waxaan ka dhisayna Magaalada Bosaaso Khasatan Jidka Masjid Alrowda Hormara Mashruucan Oo Aanu Ugu Talagalnay Mudo 3 Bilood ah Waxaan Rajaynaynaa inaanu Wakhtigii Loogu Tala Galay Aanu Kusoo Gaba Gabayno inshalaah

30/11/2025

So Dhowada Dhamaan inta ku Xiran Page Shirkadda Dhismaha iyo Dayactirada Danood Construction And Real State, Waa Naqshad is kugu Jirta Deegaan iyo Ganacsi ,Waxa Laga Fulinaya Xaafada Baalada ,Aaga Laanta Hawada,Jidka Airport Bos Saran Dhulku waa 22mx18m.
Soo Dhowada Shirkaddu Markasta waxay ka Shaqayn Qancintaada iyo Dhisme Tayo Leh Misana Qurux badan

10/11/2025

Asc Bahda nagu Xiran so dhowaada Waa Naqshad aan U diyaarinay mid ka mid ah macamisheena waa Guri Villo ah oo dhex ka dhis Dabaq ah oo ka kooban :
1. Master bedroom suligisa leh.
2.3Qol oo kale oo jiif ah.
3.Qol fadhi ah iyo qayb Qado uu wato o vip ah.
4.jiko iyo store is ku dhex jira .
5.hal suli oo public ah.
6.qolka wash man ka oo suli khas ah wata.
7.Daarad weyn manshalh so dhowada .

Address

Hotel Emirates Building
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Danood Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share