14/06/2025
Faras Construction Company waxay si guul leh uga dhistay guri casri ah tuulada Bali Cabdalle.
Waxaan ku faanaynaa in aan si hufan u fulinay mashruucan, iyadoo la raacayo tayada, waqtiyada, iyo naqshadda loo baahnaa.
Faras Construction – Dhisidda Himilada Mustaqbalka!
📍 Bali Cabdalle, Somaliland
📸 Hoos ka eeg sawirka guriga la dhammeeyey.
📞 Contact: 0634354519
📱 WhatsApp: 0634534330