20/07/2026
Qaadasho arday cusub.
Kuwait Technical Institute BURAO , waxa uu qaadanayaa arday cusub, oo baran doonaa xirfado kala duwan.
1. Aluminum 20 arday
2. Welding 20 arday
3. Electricity and Solar system 20 arday
4. Carpentery 20 arday
Shuruudo:
1. Afar kur oo Sawir ah.
2. Warqad Caafimaad
3. Kaadh dhalasho
"Is qoristu waxa ay xidhmaysaa 5/8/2026"
๐ฉ๐๐ก๐ฎ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต!
๐ฑ WhatsApp: 63 8855246.
โ๏ธ Gmail: [email protected].
๐๐จ Location: Waxa uu u dhowyahay oo koonfur ka xigaa TITAANIG HOTEL .
Bogga rasmiga ah ee Maxadka Farsamada Kuwaytiga BURCO.