Seed Engineering Academy

Seed Engineering Academy naqshadaynta,qiimaynta,talo bixinta iyo dhisidda dhismayaasha guryaha, goobaha ganacsi, hoteelada,schoolada iyo masaajidda

13/07/2025

Tani waa naqshad G+2 ah waxaan u diyaarinay macaamiisheena waxayna ka kooban tahy.

Part(1)
2qol oo jiif ah
Qol master room ah
Jiko iyo store
Iyo suuli public ah

Part(2)
2qol oo jiif ah
Qol master room ah
Jiko iyo store
Iyo suuli public ah

Part(3)
Qolwayn oo waasac ah
Suuli iyo jiko

Macmiil haddii aad xiisaynayso in aan dhulkaaga kuu naqshadayno dhismihiisa waliba si beekhaamin iyo firshaxan cusubleh nala soo xariir

Whatsup
0907382924/0907988128

Naqshad cusub:Naqshadaan waxaan u naqshadaynay macaamiisheena, waxayna ka kooban tahay3qol oo mid qol-xaas yahay2suuli,j...
03/06/2025

Naqshad cusub:

Naqshadaan waxaan u naqshadaynay macaamiisheena, waxayna ka kooban tahay

3qol oo mid qol-xaas yahay
2suuli,jiko waasac ah iyo barando
Waxayna naqshadu ku fadhidaa dhul cabirkiisu dhan yahay 20×10m ama nus boos sida dadka qaar u yaqaanaan.

Haddii aad haysato dhul,aadna jeceshahay in aan gurigaaga mustaqbalka si qurux badan u dhisato. Waxaan kuu samayn karnaa naqdhado kala duwan oo ku cajab galin doona

Whatsup +2520907382924

24/05/2025

Tanina waa naqshad kale oo cusub, waa hal abuur horleh iyo hab-dhismeed cusb.

3qol oo jiif ah
Qol xaas waasac ah
2suuli iyo jiko waafi ah
Barando casri ah iyo dayrwayn barking fiican iyo dhiraynba ku haboon

Macmiil dhisme maalin buu kuu toosaa ama kaa halaabaa.

Nagala xiriir whast up 907 382 924

12/05/2025

Shirkada seed real estate and constructiion marwalba waxaad ugu timaadaa naqshad hal-abuurleh iyo noocyo kala duwan

07/05/2025

Address

Xero Dayah Street
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Seed Engineering Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share