30/04/2023
Waa maxay pelvic inflammatory disease ?
Cudurka bararka miskaha (PID) waa caabuq ku dhaca xubnaha taranka dumarka. Inta badan waxay dhacdaa marka bakteeriyada galmada la isugu gudbiyo
Sideen ku ogaan karaa in aan haysto PID?
Xanuunka calooshaada hoose;
Qandho;
Dheecaan aan caadi ahayn oo ur xun ka soo baxa xubinta taranka haweenka;
Xanuun iyo/ama dhiigbax markaad galmo samaynayso;
Dareen gubasho markaad kaadinayso; ama.
Dhiigbaxa inta u dhaxaysa caadada
Nala soo xariir whatsapp +252 907 684 682
Mohamed Guure