Warshada Saladaha Badbaado packaging factory

Warshada Saladaha Badbaado packaging factory welcome to BadBaado packaging factory

27/12/2025

badbaado waa badbaado yaha degaanka duunyada iyo dadkaba. waxsoosar gudaha puntland ah. iyo dhamaan gobalada somalia iyo ethopia.

Wasaaradda degaanka iyo isbeddelka cimilada Waqooyi Bari oo warshada salladaha badbaado guddoonsiisay 𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 ay...
19/10/2025

Wasaaradda degaanka iyo isbeddelka cimilada Waqooyi Bari oo warshada salladaha badbaado guddoonsiisay 𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 ay ku mutaysaty 𝘄𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗾𝗮𝘆𝗻𝘁𝗮 𝘄𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗿𝘀𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮.

02/06/2025

Bacaha aan isticmaalno waxay dhibaato ba'an u geystaan dadka Iyo duunyada, taas baddalkeeda waxaad ku baddalan kartaa salladda suufka ah ee badbaado oo deegaanka Iyo xayaawankaba aan waxba u geysaneyn.

10/03/2025

Ficil kasta oo yar wuxuu sameyn karaa isbeddel weyn, waxaan wadajir u abuuri karnaa deegaan nadiif ah, caafimaad leh, oo loogu talagalay jiilasha soo socda.

20/12/2024

U isticmaal ganacsigaaga salladaha adeega ee degaanka saxiibka dhow la ah.

01/12/2024

Sallado deegaanka saxiib la ah oo looga maarmey isticmaalka bacda..
Waxaan badiil unahy bacda oo waxyeelo ba,an ku ah degaanka.
Nagalasoo xiriir 0907090035.

17/11/2024
17/11/2024

Warshadda salladaha badbaado oo ka qayb gashy bandhigga carwada warshadaha Soomaaliyeed ee Somali Industrial Expo

wa.me/+2529076185184

Warshadda salladaha badbaado oo ka qayb gashy  bandhigga carwada warshadaha Soomaaliyeed ee Somali Industrial Expo malin...
14/11/2024

Warshadda salladaha badbaado oo ka qayb gashy bandhigga carwada warshadaha Soomaaliyeed ee Somali Industrial Expo malinkiisa kowaad.

24/10/2024

Kusoo dhawoow warshada salladaha badbaado.
Oo ku haysa sallado adeeg oo tayadoodu sarayso.
nagalasoo xiriir 0907090035.

04/08/2024

Badbaado Packaging Factory, waa warshad soosaarta Salladaha lagu adeegto oo kasamaysan suuf (Cudbi) kuwasoo badiil u noqday bacaha haatan la'isticmaalo. Bacuhu waxay waxyeelo gaarsiiyaan caafimaadka dadka sidoo kale deegaanka iyo duunyadaba dhib weyn ayey ku hayaan.

No plastic bags = Health Environment

Naglasoo xiriir: 0907090035

31/07/2024

Hospital waxa uu kamid yahy hospitalada isticmaala adeega salladaha badbaado factory.

Address

Near Hotel Kulmiye
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warshada Saladaha Badbaado packaging factory posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Warshada Saladaha Badbaado packaging factory:

Share