15/03/2026
🔘Sapphire Construction & Architect Company waxay Nashqad heer-caalami ah ugu naqshadesay macmilka dhismihisa riyada oo ay uga fulinaysa magalada Carmo ee gobolka bari
🔘Nashqadani waa mid ka mid ah nashqadaha casriga ah ee ay shirkaddu samaysay, taas oo wax ka beddelaysa qaababkii h**e ee dhismayaasha loo naqshadeyn jiray, iyadoo la'eegayo qaababka dhismaha qurux badan, casri ah, isla markaana waafaqsan baahiyaha maanta.
🔘INNOVATE-DESIGN- DELIVER
📞 Fadlan nagala soo xiriir:
📍 Headquarter (Bosaso): +252 90 6417204
📧 Email: [email protected]
🌐 Website: www.sapphire.com