Bentley Engineering & Consultant Co.

Bentley Engineering & Consultant Co. Bentley Engineering is one of the leading construction companies in Puntland, Somalia.

Habeen wanaagsan macaamiisheena  sharafta leh, shirkada dhismaha ee Bentley Engineering & Consultant Co. mar walba waxaa...
04/02/2024

Habeen wanaagsan

macaamiisheena sharafta leh, shirkada dhismaha ee Bentley Engineering & Consultant Co. mar walba waxaa ay diyaar idin la tahy adeeg hufan.

Hadii aad u baahan tahay adeeg dhisme ama dayac tir tayo sare leh nagala soo xiriir +252904150365 ama +252906971121.

*waxay shirkadu ka hawl gashaa 📌Gaalkacyo 📌Garowe 📌Boosaaso.

Shirkada dhismaha Bentley Engineering & Consultant Co. waxaa ay naqshadaysay dhismahan casriga ah kaas oo ah dhisme Gana...
10/01/2024

Shirkada dhismaha Bentley Engineering & Consultant Co. waxaa ay naqshadaysay dhismahan casriga ah kaas oo ah dhisme Ganacsi dabaq suge ah ah, cabirkiisuna yahay 20mx12m.

Project Type: Commercial Building
Location: Galkacyo Puntland Somalia.
Total Area: 20mx12m

* Hadii aad u baahan tahay in lagu dhiso dhisme quruxbadan oo casri ah waxa aad nagala soo xiriiri kartaan +252906971121 ama +252904150365.

18/11/2023

Kusoo dhawoow shirkada dhismaha iyo dayactirka dhismayaasha ee Bentley Engineering & Consultant Co. .

Waxaan u soo kordhinay adeeg cusub bulsha weynta ku dhaqan magaalada Garoowe.

ADEEGYADA AAN SOO KORDHINAY WAXA KA MID AH
1: dayactirka tubooyinka biyaha
2: rinjiga
3: cillad bixinta qaboojiyaha.
4: mutuleel dhigis
5: dayactirka daaqada iyo albaabada almunium ka ah
6: cillad bixinta korontada.
7: alxanka
8: dhigida interlock ga.
9: interior design
10: land scapping.

*shirkada waxaa u jooga engineero iyo shaqaale xirfadoodu sarayso, kuwaas oo isugu jira soomaali iyo ajaanib.

* soo dalbo adeegyadan 6:00 aroornimo ilaa 3 saac habeenimo.

dhiso Bentley # ku dayactiro Bentley.

Bentley Engineering is one of the leading construction companies in Puntland, Somalia.

Habeen wanaagsan.Waxaa meel fiican maraya mashruuc dayactir ah kaas oo ay fulinayso shirkada dhismaha ee Bentley Enginee...
29/10/2023

Habeen wanaagsan.
Waxaa meel fiican maraya mashruuc dayactir ah kaas oo ay fulinayso shirkada dhismaha ee Bentley Engineering & Consultant Co. Kana socda magaalada Garowe.



Contact us: +252906971121

Asalamu calaykum, habeen wanaagsan.shirkada dhismaha Bentley Engineering & Consultant Co. waxaa ay naqshadaysay dhismaha...
17/10/2023

Asalamu calaykum, habeen wanaagsan.

shirkada dhismaha Bentley Engineering & Consultant Co. waxaa ay naqshadaysay dhismahan casriga ah kaas oo ah dhisme xafiiseed 2 dabaq ah, cabirkiisuna yahay 30mx12m inshalah waxaanu saxiixi doonaa qandaraaska dhismaha maalinta beri ah kuna beegan 18 october 2023.

Services we provided this project include:
* architectural design both 2D&3D
*Structural analysis & Design
*Cost estimation
*Project construction

Contact us +252906971121

We have done roof repair and waterproofing of commercıal buıldıng near Injı market Garowe.Roof area: 15mx17mService: sla...
17/09/2023

We have done roof repair and waterproofing of commercıal buıldıng near Injı market Garowe.

Roof area: 15mx17m
Service: slab repair and waterproofing.

Contact us: +252906971121

We are glad to start renovation and waterproofing of Caruba Hotel Garowe.  our Bentley team are highly skilled to provid...
12/09/2023

We are glad to start renovation and waterproofing of Caruba Hotel Garowe. our Bentley team are highly skilled to provide the best renovation and construction skills.

Contact us: +252906971121


Project serial Number: PLGR0036124Location: GaroweService: Renovation, maintenance and waterproofing.waxaa uu gacanta ku...
08/09/2023

Project serial Number: PLGR0036124
Location: Garowe
Service: Renovation, maintenance and waterproofing.

waxaa uu gacanta ku hayaa kambaniga Bentley Engineering & Consultant Co. Dhisme dabaq ah kaas oo ku yaala magaalada garoowe una baahan shaqo dayactir iyo waterproofing ah.

N:B Fadlan nala soo xariir hadii aad u baahantahay in dayactir ama waterproofing laguugu sameeyo dhismahaaga.
Contact us WhatsApp +252906971121

PROJECT SERIALNUMBER: PLB0078921LOCATION: BOSSAASOTYPE: G+3PROGRESS: SECOND FLOOR PARTIONING IS UNER GOING.COMPANY: BENT...
06/09/2023

PROJECT SERIALNUMBER: PLB0078921
LOCATION: BOSSAASO
TYPE: G+3
PROGRESS: SECOND FLOOR PARTIONING IS UNER GOING.
COMPANY: BENTLEY Bentley Engineering & Consultant Co.
CONTACT US: +252906971121

Kusoo dhawaada Companyga dhismaha iyo dayactirka guryaha ee Bentley Engineering & Consultant Co.Waxaan ka shaqaynaa maga...
22/08/2023

Kusoo dhawaada Companyga dhismaha iyo dayactirka guryaha ee Bentley Engineering & Consultant Co.

Waxaan ka shaqaynaa magaalooyinka kala ah:
📍Garowe
📍Boosaaso
📍Gaalkacyo

Contact us : +252906971121

Address

Guureeye Road Garowe Puntland State Of Somalia
Garowe
43300

Telephone

+252904150365

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bentley Engineering & Consultant Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share