Hayaan Construction & Commercial Company

Hayaan Construction & Commercial Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hayaan Construction & Commercial Company, Commercial & Industrial, Target Center, Garowe.

Kani waa nashqad dhisme oo casri ah oo ku fadhiya 40×25 m, laguna dhisay qaab steel-structure ah, loona habeeyey 15 daba...
22/11/2025

Kani waa nashqad dhisme oo casri ah oo ku fadhiya 40×25 m, laguna dhisay qaab steel-structure ah, loona habeeyey 15 dabaq oo kor ah iyo hal dabaq oo baarkin ah oo dhulka hoostiisa ku yaal.
Waa mashruuc si heer caalami ah loo nashqadeeyey, una diyaarsan inuu noqdo Business Mall muuqaal iyo maanba soo jiita — dhisme astaan u noqon doona horumar iyo bilic casriyeed.

Mudane Macmiil Shirkadda Hayaan waxaay idiin haysaa adeeg dhisme oo Ka kooban:

1. Hal-abuur nashqadeed oo casriga dunida la jaanqaadaya

2. La-talin iyo kormeer dhamaystiran si loo ilaaliyo tayada dhismahaaga

3. Fulin tayo sare leh, farsamo sugan iyo agab si gaar ah loo soo xulay

Hadafkeennu waa mid cad:
Inaan dhisno dhismo ka koraya filashadaada, oo aad ku faani karto—waayo qancintaada waa mudnaanta koowaad ee Shirkadda Hayaan.

Waxaan ka shaqayn karnaa mashaariicda ku yaal Somalia iyo Kenya, annagoo ku qabandoona adeeg aad uhufan oo aad ku qancidoonto kaas oo ku dhisan aqoon , waayo aragnimo, hal abuur, farsame àad u saraysa la jaanqaadeysa casriga aduunka iyo sidoo kale qiimaha ugu macquulsan aad raali ku noqondoontid insha Allah.

Wixii faahfaahin dheeri ah:
📞 +252 907 726 524

14/11/2024
SHIRKADA DHISMAHA HAYAAN CO. Wexey Halkan idin kula wadaageysaa dhismaha Guri villa ah oo shaqadiisu dhamaystirantay oo ...
06/11/2024

SHIRKADA DHISMAHA HAYAAN CO. Wexey Halkan idin kula wadaageysaa dhismaha Guri villa ah oo shaqadiisu dhamaystirantay oo kuyaala magaalada Garowe kaas oo kakooban , Qolka jiifka, 3 qol oo hurdo , qol fadhiya oo weyn, qolka wardiyaha ,jiko, 3 masqul , 2 barando, iyo daarad qaada 2 gaari.
Qofkii danaynaya in uu dhisto Guri qurux badan oo tayadiisu Sarayso wuxuu Nagala soo xiriirikaraa linkgan hoose ama No:
+252907726524/00252907799938

Nashcad Heersare ah , Dhismo tayo leh ugu imow Hayaan Co
17/10/2024

Nashcad Heersare ah , Dhismo tayo leh ugu imow Hayaan Co

Address

Target Center
Garowe
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayaan Construction & Commercial Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share