Weel Factory

Weel Factory Bogga rasmiga ah ee Warshadda WEEL

27/01/2026

Warshadda Baarsallada cunnada iyo baarsallada cabitaanka (one time use) soo saarta ee Weel Factory ayaa gaarsiisay wax soosaarkeeda magaalooyinka Muqdisho, Jigjiga iyo laascaano

26/01/2026

Warshadda wax soosaarka dalka ee Weel Factory

-Baarsallada cunnada yaryar iyo waa weyn oo tayo saro leh.
-Baarsallada cabitaanka lagu qaato.

Weel la hubo WEEL ugu soo hagaag.

27/12/2025

Tayada wax soo saarka Warshadda WEEL iyo qaab Isticmaalkooda.

Maamulaha Warshadda WEEL Eng Mohamed Geelle ayaa sharraxaya.

Wixii faah faahin ah kala xiriir lambarradan
0906714843/ 0907715399

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Weel Factory posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share