Abwaan madoobe

Abwaan madoobe Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abwaan madoobe, Guri Ceel.

Dadku wax uunbey kaasheegi doonaan marwalba haddii furfurantahay waxa ay kudhihi doonaan warbadanaa  haddii aamusantahay...
30/05/2024

Dadku wax uunbey kaasheegi doonaan marwalba haddii furfurantahay waxa ay kudhihi doonaan warbadanaa haddii aamusantahay waxaa lagu dhihi doonaa muxuu la'aamusanyahay haddaba ogsoonow waxaa kuu kheyr badan aamusnaanta maadaama furfurnaanta aad ku dambaabi kartid

Xabsi nin lagu hilmaamay oon damiin haysan baan ahay
11/03/2024

Xabsi nin lagu hilmaamay oon damiin haysan baan ahay

29/02/2024
09/02/2024

Asc dhammaan umadda Muslimiinta gaar ahaan dadka soomaaliyeed maalmihii ugu dambeeyey waxaa ay soo tebiyeen qaar ka mid ah warbaahinta madaxa bannaan in ay jiraan kulamo ay qabanayaan qaar ka mid ah sitaasiyiin horey xilal uga soo qabtay dalka kuwaa oo diidan wax kabedelka dastuurka dalka madaxweynaha dalkuna uu xaggooda ujanjeero haddaba madaxweynuhu waa in uu tixgeliyaa qodobadaan soosocda

1 dadaka soomaaliyeed waxa ay la dagaalamayaan shabaab sidaas darteed waa in aan lagu furin qalqal siyaasadeed

2 dadka diidan furitaanka dastuurka waa dad ka soo jeeda badankoodu laba beelood oo kaliya

3. Beelaha ka sokow waxaa jira siyaasiyiin xilligii ay xukunka hayeen ku kacay fal soomaalinimada kafog kuwaa Dan gaar ah ka leh dastuurka dalka

4 waxaa jira beelo soomaaliyeed oo kudhawaad 32 ku dulmanaa dastuurka dalka kuwaa oo maalmihii ugu dambeeyey dhiganayay xaflado ay ku soo dhaweynayaan furitaanka dastuurka dalka kuwaana waa in la tixgeliyaa xuquuqdooda mawaadinimo

Asc asxaabta subax wanaagsan dhammaantiin Asxaabey waxaan idinka raali gelinayaa in aan ka maqnaa baraha bulshada in mud...
02/12/2023

Asc asxaabta subax wanaagsan dhammaantiin Asxaabey waxaan idinka raali gelinayaa in aan ka maqnaa baraha bulshada in muddo xoogaa waxaa jiray mashquul

23/10/2023

Asc asxaabta habiin wanaagsan dhammaantiin Asxaabey waxaan idinka raali gelinayaa in aan ka maqnaa page ka Facebook in muddo ah kan waa sambal video

Asc asxaabta subax wanaagsan dhammaantiin waa idin salaamnay aniga iyo saaxiibkeyba
18/06/2023

Asc asxaabta subax wanaagsan dhammaantiin waa idin salaamnay aniga iyo saaxiibkeyba

01/06/2023

Asxaabta galab wanaagsan dhammaantiin

01/06/2023

Asc asxaabta subax wanaagsan dhammaantiin waxaan ahay Abwaan madoobe ayaantaan waan maqnaa wax post ah ma soodhiggin asxaabta waxaan ka codsanayaa in ay page ka soo fallow gareeyaan si uu gaaro dad baddan

05/05/2023

Asxaabta galab wanaagsan dhammaantiin Asxaabta qiimaha Iyo qadarinta leh

01/05/2023
30/04/2023

Murtidu waa lama huraan

Address

Guri Ceel

Telephone

+252615716956

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan madoobe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abwaan madoobe:

Share