Dhoodi yare GeneralTrading Company

  • Home
  • Dhoodi yare GeneralTrading Company
Call

Dhoodi yare GeneralTrading Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhoodi yare GeneralTrading Company, Construction Company, Guriceel, Galguduud, Somalia, .

27/09/2026

Shirkada Dhoodi yare Qeybta real state ka ayaa idiin hayda guryo naqshado cusub ah.
Hadaba Haddad daneeyneeyso in laguu dhiso guri casri ah. Leh naqshado kale duwan lehna damanad
Whtsup number kaan nagala soo xiriira I.a 252615610077.252615664847

19/08/2026

Shirkada dhoodi yare Qeybta real state ka ayaa idiin hayda guryo naqshado cusub ah.
Hadaba Haddad daneeyneeyso in laguu dhiso guri casri ah. Leh naqshado kale duwan lehna damanad
Whtsup number kaan nagala soo xiriira I.a 252615610077.252615664847

30/01/2025

Naqshadaan cusub ee dhismaha gurigaan aad u jeedaan waxaa hirgaliyey shirkada facaweeyn ee xaga dhismaha looga Haray ee Dhoodi yare generaal trading company.
Dhulka dhismahaan uu ka dhisanyahay cabirkiisu waa 9×18 ,waa cabir ka yar nusboos.
Design ka gurigaan oo ka dhisan dhulkaan aadka u yar waxa uu ka koobanyahay 3qol,2musqulood'barando , jiko iyo baakinka gaarigaaga.
Fadlan ku soo biir shirkada si la guugu dhiso guri naqshadiisu aad u sareeyso.
Sidoo kale waxaan meesha ka marneyn oo aan idiin haynaa qalabka dhismaha oo dhameystiran.

21/01/2025

Dhismaahaan oo ka kooban labo qol musqul iyo barando waxa ay shirkada dhoodi yare ka dhistay Magaalada Guriceel gaarahaan xaafada istarliin,hadaba walaal nagu soobiir oo quruxso gurigaaga.
Dhoodi yare xaruunta dhisida iyo qurxinta Guryaha

Shirkada dhoodi yare Qeybta real state ka ayaa idiin hayda guryo naqshado cusub ah.Hadaba Haddad daneeyneeyso in laguu d...
21/01/2025

Shirkada dhoodi yare Qeybta real state ka ayaa idiin hayda guryo naqshado cusub ah.
Hadaba Haddad daneeyneeyso in laguu dhiso guri naqshadaan ah fadlan la xiriir shirkada.
Whtsup number kaan nagala soo xiriira I.a 252615610077.

06/01/2025

Ku soo dhawaada pageka cusub ee shirkada Dhoodi yare General trading company.
Shirkadu waxa ay kaa shaqeeydaa dhismaha guud.
Sida.
1.qalabka dhismaha oo ay gado.
2.Dhismaha guryaha oo laguu dhisayo.
3.injineeeinta Guryaha.
Dhamaatiin waad mahadsantihiin

Address

Guriceel, Galguduud, Somalia

Telephone

+252615610077

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhoodi yare GeneralTrading Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed engineering company?

Share