تشجيع الزراعة

تشجيع  الزراعة ☆ On this page we will provide you with important information and advertisements ☆
(1)

29/01/2026

▪︎ Ax miskiin kaa yar wuu ka jiidhey hhhh🤣😜

◇ Shirkad biotechnology ah oo ku taal Hefei, ee bariga Shiinaha, ayaa soo saartay dhirta bioluminescent ee iftiinkoodu s...
30/12/2025

◇ Shirkad biotechnology ah oo ku taal Hefei, ee bariga Shiinaha, ayaa soo saartay dhirta bioluminescent ee iftiinkoodu si cad ugu muuqdo isha qaawan ee xaaladaha iftiinka hooseeya, kaliya maahan mugdi dhamaystiran. Iyadoo la fududeynayo dariiqa iftiinka soo saara dhirta iyo xasilinta enzymes muhiimka ah, kooxdu waxay si weyn u kordhisay dhalaalka waxayna kordhiyeen muddada dhalaalka ee dhirta. Shirkaddu waxay sheegtay in horumarkani uu calaamad u yahay jiil cusub oo dhir ifaya oo u soo dhowaanaya isticmaalka adduunka dhabta ah, oo ay ku jiraan naqshadaynta muuqaalka fikradaha iftiinka tamarta yar. (Sawirada waxaa leh Magicpen Bio ee Grand Union of Innovation District)
...
Hadaba madama dalka la aqoonsaday
Aynu wax beerano waxna barano ......

26/12/2025

_ Shacab waynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo aad ugu hambalyeeyay
Madaxwayna hooda C/raxmaan Maxamed C/laahi Ciro ....

26/11/2025

▪︎ Where is yemal ....
Caawa Nin wayn oo abihii leegbaa Jeebka dambe gashaday .......

25/11/2025

أكشن
▪︎ Ficilka ayaa ka wanaag san hadalka
Waa halku dhiga Ciidamada Military Ga Sudan 🇸🇩
Ku waaso maal-mahan dambe ku jira hawl galo waa wayn oo kadhana RSF .....

▪︎Bulshoy Wax barta Waxna beertaAynu dhigeen la kaftane.....
20/11/2025

▪︎Bulshoy Wax barta Waxna beerta
Aynu dhigeen la kaftane.....

20/10/2025

_ Aduunyo gadoon bal u fiirso hadalkaa .
Walee waa xaqiiq ....
Manta inagoo beero haysana oo dhul fiicana hayna ayaynu hadana ka gaajaysanahay ...

20/10/2025

▪︎ Ilaalinta carada waxay muhiim u tahay bixitaanka qudaarta ama midhaha aad beerayso....

19/10/2025

▪︎ Sharaf waxaad ku leedahay
Adigoo wax beerta oo gaajada kaga baxa xoogaaga

19/10/2025

_ Jawi deegan iyo deegaan beero u badan.....

19/10/2025

_ Tabcada tanada

Address

Hargeisa

Telephone

+252634487194

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when تشجيع الزراعة posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to تشجيع الزراعة:

Share