Somali Political Media

Somali Political Media ☆ On this page we will provide you with important information and advertisements ☆
(1)

21/07/2026

▪︎ Siyaasi Khadar oo fariin fahan buuxa leh siiyay xukumada
Una sheegay inuu madaxwaynu iska baandheeyo xukumada intaanay ku dumin ....

18/07/2026

▪︎ Daqiiqaddii uu diyaarad-drone-ka Ukraine ku weeraray Moscow iyo gubashada bakhaarrada Wild Berries.

18/07/2026

▪︎ Siyaasada gabi dhaclay naysa ee
Soomalida .
Fihiima Yuusuf Quuje ayaa u jihaysatey
Dhankaa iyo Jamhuuriyadda Somaliland

Kadib markii ay il iskaga garan wayday somaliyada daalan .

12/07/2026

▪︎ Aragtida Siyaasiga dada yar
Khadar Xaamo
Iyo wuxu ka yidhi is casilaada Gudoomiyaha Golaha Guurtida

▪︎ Maxaad Ka Aamin SantahaySiyaasi Xirsi ?
05/06/2026

▪︎ Maxaad Ka Aamin Santahay
Siyaasi Xirsi ?

05/06/2026

_ Marka qaar Erayga Faqash
Waxad u malay nay saa inuu mashruuc ahaa !!

04/06/2026

◇ Guri uu ku dhacay hoobiye
Oo ay cc camera duubtey .

04/06/2026

_ Kadib dagaalkii xalay iyo tan ila saka
Ayaa marku is tagay
Waxa shacabku bilaabeen dibad baxyo balaadhan .

04/06/2026

_ Sxbayaal aroor wanag san
Iyo maalikale oo madaw oo u bilaban tay
Caasimada muqdisho .

Rasaasta ayaa tan iyo ilaa xalay aan kala go,in
Iyadoo qaasaraha dagaal kuna kor usii kacayo .

03/06/2026

□ Gurigii Xasan Ali Khayre
Oo lagu garaacay hub culus oo dhawac
Baaxadle u gaystey goobaha ka ag dhaw ....

Address

Hargeisa

Telephone

+252634487194

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Political Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Political Media:

Shortcuts

Share