ZIGMA Solar Energy

ZIGMA Solar Energy Shirkada ZIGMA Solar waxay cadceeda ka dhalisaa tamarta korontada, kuwaas oy ka faaideysanayan, ganacsiyada, iyo guryaha.

Solar Street Light. Sensor Light
26/07/2022

Solar Street Light. Sensor Light

Shirkada ZIGMA ENERGY, Ugu soo hagaag qalabka Solar ka.
08/07/2022

Shirkada ZIGMA ENERGY, Ugu soo hagaag qalabka Solar ka.

1.5Kw, oo loogu tala galay, Ceelasha, Waraabka Beeraha, iyo dhaman riigaga. NAGALA SOO XIDHIIDH: 063 330 5552
07/07/2022

1.5Kw, oo loogu tala galay, Ceelasha, Waraabka Beeraha, iyo dhaman riigaga.

NAGALA SOO XIDHIIDH: 063 330 5552

KUSOO DHAWAADA ZIGMA SOLAR ENERGY.Kani waa 15KW, Kaas oo loo isticmaali karo dhamaan adeegyada laydhka oo dhan.
07/07/2022

KUSOO DHAWAADA ZIGMA SOLAR ENERGY.

Kani waa 15KW, Kaas oo loo isticmaali karo dhamaan adeegyada laydhka oo dhan.

Of-Grid Solar System 15kw Nagala soo xidhiidh: 063 330 5552
06/07/2022

Of-Grid Solar System 15kw
Nagala soo xidhiidh: 063 330 5552

Ganacsade ama Mudane/Marwo ma u baahan tahay Solar System oo dhamays tiran, kaas oo gurigaaga iyo goobtaada ganacsi kuu ...
05/07/2022

Ganacsade ama Mudane/Marwo ma u baahan tahay Solar System oo dhamays tiran, kaas oo gurigaaga iyo goobtaada ganacsi kuu ifitiminayaa 24 hours.

Hadaba Shirkada ZIGMA SOLAR ENERGY waxay idiin keentay adeega SOLAR SYSTEM, Kaas oo damaanad leh.

Faahfaahin kala soo xidhiidh. +252 63 330 5552

Waa Laydh habeen kii oo kaliya si Automatic ah u baxayaa, waxaanad ku iftiimin kartaa gurigaaga hortiisa, goobahaaga gan...
05/07/2022

Waa Laydh habeen kii oo kaliya si Automatic ah u baxayaa, waxaanad ku iftiimin kartaa gurigaaga hortiisa, goobahaaga ganacsiga.

Nagala soo xiriir: 063 330 5552

Mudane ama Marwo, waxaan kuu haynaa Solar Water Pump, kaas oo kugu anfacaya, inuu biyaha kasoo tuuro ilaa 500mNagala soo...
05/07/2022

Mudane ama Marwo, waxaan kuu haynaa Solar Water Pump, kaas oo kugu anfacaya, inuu biyaha kasoo tuuro ilaa 500m

Nagala soo xidhiidh 063 330 5552

Adeegeea Solar System, wuxuu leeyahay damaanad, iyo dayactirka wixii laga bedelaayo mudada dheer ka bacdi!Nagala soo xid...
05/07/2022

Adeegeea Solar System, wuxuu leeyahay damaanad, iyo dayactirka wixii laga bedelaayo mudada dheer ka bacdi!

Nagala soo xidhiidh 063 330 5552

Ganacsade maleedahay xarun ganacsi,  waxaanu kuu haynaa xal waara, kaas oo aad ku helayso mudo 25 Sanadood Laydhka Cadce...
05/07/2022

Ganacsade maleedahay xarun ganacsi, waxaanu kuu haynaa xal waara, kaas oo aad ku helayso mudo 25 Sanadood Laydhka Cadceeda ee waara.

Nagala soo xidhiidh: 063 330 5552

ZIGMA Solar Energy.Maleedahay xarun ganacsi shidaal badan, waanu xalinay, lasoo xidhiidh shirkada, waxaad naga heli doon...
11/03/2022

ZIGMA Solar Energy.

Maleedahay xarun ganacsi shidaal badan, waanu xalinay, lasoo xidhiidh shirkada, waxaad naga heli doonta hanti ku anfacda.

063 330 5552

Address

OMAR HASHI STREET Road
Hargeisa
2522

Telephone

+252633305552

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ZIGMA Solar Energy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share