Horseed Tires and Oil

Horseed Tires and Oil Waxa aanu ka shaqaynaa hagaajinta baabuurta, saliidaha iyo taayir ka badalitaanka

Darawallada Dhaweeye, taayirro cusub ayaa idiin diyaar ah.Horseed Tyres & Oil Change waxay keentay 175/70R14 brand new —...
12/06/2026

Darawallada Dhaweeye, taayirro cusub ayaa idiin diyaar ah.

Horseed Tyres & Oil Change waxay keentay 175/70R14 brand new — tayo fiican, socod deggan, iyo adeeg degdeg ah.

Taayir cusub. Saliid beddel. Adeeg la isku halleyn karo.

📍 Agagaarka Gaafane
📞 0633467231 / 0636437377

🚫 Muwaadinow! Ha isticmaalin taayir duug ah (“second hand”) — waa khatar iyo khasaare!🔥 Shirkadda HORSEED waxay kuu haya...
23/01/2026

🚫 Muwaadinow! Ha isticmaalin taayir duug ah (“second hand”) — waa khatar iyo khasaare!

🔥 Shirkadda HORSEED waxay kuu hayaan taayirro cusub oo tayo sare leh 🛞

Cabirrada la heli karo:

175/70R14

215/65/16

225/65/17

Iyo qaarkale oo badan

Address

U Dhaxeeya Kaalinta Gaafane Iyo Mount Royal Hotel
Hargeisa

Telephone

+252634460298

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horseed Tires and Oil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horseed Tires and Oil:

Shortcuts

Share