24/02/2026
Mashruuca Oceana Complex waxa uu ka kooban yahay 3 guri oo G+2 ah, oo midkiiba yahay 5 qol oo ay ku lamaan yihiiin 5 toodi musqul. shirkadda Vista Real-Estate waxa ay ka hirgalinaysaa mashruucan Magalada hargeisa gaar ahaanna xaafadda Masallaha Agagaarka Ambassador Hotel.
wixii faahfahin ah ee intaa dheer fadlan nagala soo xihdiidh.
π: +252638577771
π:+252638093330
Whatsapp. π:+252657972000 π:+252638844484
Burco:
π: 063-8880324
π: 065-8880324