31/07/2025
๐๐๐ ๐๐ก๐ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐ก๐ (๐ญ๐๐ฑ๐๐ง๐)
๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ช๐๐ง๐๐๐ซ๐๐๐ฌ๐ฒ๐๐๐ (๐๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐๐๐ญ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ)
1๏ธโฃ 1๏ธโฃ. ๐๐๐ค๐ฎ ๐๐๐ ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ง ๐๐ซ๐๐ฒ ๐ฌ๐ก๐๐ซ๐๐ข๐ฒ๐๐๐๐ฒ๐๐๐ ๐ช๐๐ฅ๐๐๐ฌ๐๐ง
Ereyada sharciga ee adagi badanaa waxay qariyaan khataro(tusaale ahaan, in lagu yidhaa waxkasta oo dhismahaagu u baahanyay anaa kuu dhammaynaya - ma cadda waana qodob adag). Ka dhig shuruudaha qandaraaska kuwo la fahmi karo oo cad kahor intaadan saxiixin. Ka taxadar shuruudaha mugdiga ahi waxay keeni karaan isfahan laโaan. Hubi in baahidaada, jadwalka shaqada, iyo waajibaadyada si cad oo faahfaahsan loo qeexay. Ilaali isu-dheellitirnaanta u dhaxaysa dabacsanaanta iyo ad adayga.
Heshiis aad u adag wuxuu keenaa khilaaf, halka dabacsanaan xad-dhaaf ahna ay keento in lagu takri falo awooda. Sidaa awgeed isku dheelitir labadaas.
1๏ธโฃ2๏ธโฃ. ๐๐๐ฆ๐๐ ๐ก๐ฎ๐๐ข๐ง ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐๐๐ฌ๐๐ง ๐ญ๐๐ฒ๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐.
Xataa kuwa khibradda fiican lihi waa bin aadan samayn kara qalad. Waa in uu kuu joogaa kormeere kusiinaya warbixinta dhismahaaga si joogto ah. Si guud adna ula soco markasta xaalada mashruucaaga. La socoshada mashruucu waxay keentaa in caqabadaha jira iyo xalalkooda aad si dhaw ula socon karto.
1๏ธโฃ3๏ธโฃ. ๐๐๐ฑ ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ก๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฅ ๐ฒ๐๐ซ, ๐ฎ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ ๐ ๐๐ซ๐๐ฐ!
Isbeddelka ku yimaada shaqadu (scope) waxa uu noqon karaa mid faaโiido keena ama mid masiibo sababa. Sidaa darteed, Is bedelka heshiisku waa in uu maraa nidaam sax ah, iska jir in si fudud afka loogu bedelo, taas oo keeni karta mustaqbalka fahandarro.
Heshiisku wuxuu qiima beela marka la ixtiraami waayo, ee jadwalkii shaqadu mudo dhaafo, Ha dhayalsan dib u dhacyada waayo wakhtigu waa lacag. Dib u dhacyadu waxay kugu keeni karaan isbedel heshiis, khasaare iyo kharash dheeriya, sida darteed wakhtiga mashruuca si fiican u maamul.
๐ ๐๐ ๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐
๐ด Maku hawlan tahay mashruuc dhisme โ
๐๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ: +๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐
Tiktok: .Allaale
Facebook: .Allaale