Ceel maal group

Ceel maal group Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ceel maal group, Engineering service, Arabsiyo, Hargeisa.

aan qabano waxaan qodnaa ceelasha gacan 200MT iyo wixii kayar celashabwaxaan ku xidhnaa 1pump ilaa 3pump hadba intuu awoodo qofka loo shaqeynayo WAXAANAN KUSHAQEYNAA dhagax iyo biyo yowm carada qalalanna mitir 0636775588

04/09/2026

Wacelkii aad h**e udawateen markii ugu h**esay ee biyihiisa lagarayy manta wuxuu maryaa 3hr eney sidaa usocdaan m.a

25/08/2026

Rer burco dhulka hala berto biyaha waad heysane

21/08/2026

Shaqaa sharaf leh

02/08/2026


72mt ayuu qodan yahay ceelkan
Waana magalada burco eriya kodh libaad

01/08/2026

Burco biyeheeda gacan laguma gaadhi karo halkaas ayey ku soo af go,day

Cidii ubaahan ceel whatsppka prfilka saaran nagala soo xidhiid hanala dhaafin

19/07/2026

Adigu ma geli lahyd 187mt oo dhulka hostiisa ah?

15/07/2026

Asc dadka daneynaya in ey ceel qotaan waxey nagala soo xidhiidhi garan whtsppka xaga sare saaran

11/07/2026

Nala dhameyso si aad wax badan uga fahanto beeraha

07/07/2026
29/06/2026

Dhulkeena nimcaa fadhida

Address

Arabsiyo
Hargeisa
CITYGOLLDAN

Telephone

+252636775588

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ceel maal group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ceel maal group:

Shortcuts

Share