31/07/2023
Dhismaha ID 23 202 New Hargiesa.
Faahfaahinta dhismaha: Cabirka dhulka 9m * 24m
Dhismahan waxa uu ka kooban yahay 4 qol oo jiifa, Fadhi iyo cunto iyo 3 suuli,
Service kii oo ka kooban kitchen, store,
Fadlan nagala soo xidhiidh:
+252 63 8099998 Ama +252634087923 ama +252 63 4082980
waxay diyaar kula tahay inay ku dhisto gurigaga Riyada