Nasiib Real estate and Construction

Nasiib Real estate and Construction Nasiib Real Estate and Contruction is dynamic and forward-thinking company based in Hargeisa.

Xilli Habeen ah iyo Xaafadda NASIIB๐Ÿกโœจ Raadso Gurigaaga Riyada !Nasiib Real Estate & Construction waxay kuu haysaa guryo ...
19/05/2026

Xilli Habeen ah iyo Xaafadda NASIIB

๐Ÿกโœจ Raadso Gurigaaga Riyada !
Nasiib Real Estate & Construction waxay kuu haysaa guryo casri ah oo tayo sare leh, lehna biyo.

โœ”๏ธ Dhisme tayo leh
โœ”๏ธ Deegaan qurux badan
โœ”๏ธ Adeeg lagu kalsoon yahay

โ€œBuilding Better Homes, Building Better Future.โ€

๐Ÿ“ž 063 4615080 / 063 4405652
Location Next to Waafi Mall - Jigjiga Yar

Iibso oo Hel Guryo Biyo leh.Nasiib Real estate and Construction Hormuudka shirkadaha dhisamaha waddanka ee waawayn ee qa...
18/05/2026

Iibso oo Hel Guryo Biyo leh.

Nasiib Real estate and Construction Hormuudka shirkadaha dhisamaha waddanka ee waawayn ee qaybta ka ah dhiska iyo casriyaynta dhismayaashaโ€ฆ

๐Ÿ“Waa Guryo kale oo ka mid ah guryaha ay shirkaddu ka dhistay magaalada Hargeisa.

๐Ÿ“๐…๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ง๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก.
๐“๐ž๐ฅ๐ฅ ๐ง๐จ: 63 4615080
๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐š๐ฉ๐ฉ : 63 4615080
๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž ๐€๐๐๐ซ๐ž๐ฌ๐ฌ : Jigjiga Yar - Next to Waafi Mall

Kusoo dhawow macmiil Shirkadda horumarinta bilicda magaalada iyo dhismaha casriga ah.Saddex Mashruuc oo isku goob ah.
18/05/2026

Kusoo dhawow macmiil Shirkadda horumarinta bilicda magaalada iyo dhismaha casriga ah.
Saddex Mashruuc oo isku goob ah.

Nasiib Real estate and Construction  waxa ay ugu hambalyaynaysaa shacabka  ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐š  ๐Ÿ‘๐Ÿ“ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐๐š la soo noqoshad...
17/05/2026

Nasiib Real estate and Construction waxa ay ugu hambalyaynaysaa shacabka ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Ÿ‘๐Ÿ“ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐๐š la soo noqoshada madaxbanaannida Jamhuuriyadda Somaliland.

Maamulka shirkadda Nasiib Real estate and Construction , waxa ay hambalyo la wadaagayaan curashada bisha Ramadan awgeed,...
18/02/2026

Maamulka shirkadda Nasiib Real estate and Construction , waxa ay hambalyo la wadaagayaan curashada bisha Ramadan awgeed, Shaqaale Waynaha Shirkadda, Qoysaskooda, Macaamiisha iyo Dhammaan umadda muslimka ah.

๐ˆ๐ฅ๐š๐š๐ก๐š๐ฒ ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š๐ง ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐๐š ๐ก๐š ๐ข๐ง๐š๐ ๐ฎ ๐ ๐š๐š๐๐ก๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐ฌ๐ก ๐›๐š๐ฌ๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐ซ๐ฐ๐š๐š๐ช๐จ, ๐€๐œ๐ฆ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ฌ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฑ๐š ๐š๐ก๐ง๐š ๐ก๐š ๐ข๐ง๐š๐ ๐š ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐จ.

๐…๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ง๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก.
๐Ÿ“ž๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐š๐ฉ๐ฉ : 63 4615080 / 063 4405652
๐Ÿ“๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž ๐€๐๐๐ซ๐ž๐ฌ๐ฌ : Jigjigayar, Next Waafi Mall, Hargeisa-Somaliland

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa Shirkadda Geosol Technologies, oo ah shirkadda qabata adeega Diiwaangelint...
21/12/2025

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa Shirkadda Geosol Technologies, oo ah shirkadda qabata adeega Diiwaangelinta Dhulka ee Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeisa (DHH), ku maamuuska ay gudoonsiisay Shirkadda Nasiib Real estate and Construction.

Waxaan u mahadcelineynaa Shirkadda Geosol Technologies, oo ah shirkadda qabata adeega Diiwaangelinta Dhulka ee Dawladda ...
20/12/2025

Waxaan u mahadcelineynaa Shirkadda Geosol Technologies, oo ah shirkadda qabata adeega Diiwaangelinta Dhulka ee Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeisa (DHH), ku maamuuska ay gudoonsiisay Shirkadda Nasiib Real estate and Construction.

Shahaadadan sharafta ah waxay ka tarjumaysaa daacadnimadiina, hufnaantiina, iyo sida aad uga goโ€™an tahay taageeridda shirkadaha ka shaqeeya horumarinta dhulka iyo dhismaha. Waxaan si weyn u qadarinaynaa kalsoonida iyo iskaashiga aad nala wadaagteen.

Waxaan rajeynaynaa in iskaashigeennu sii xoogaysto, isla markaana aan si wadajir ah uga shaqeyno horumar waara, diiwaangelin dhul sax ah, iyo adeegyo dhisme oo lagu kalsoonaan karo.

Mahadsanidiin, waana ku faraxsanahay sharaftan aad na siiseen.

13/11/2025
Shirkada Nasiib Real estate and Construction oo Garoonka Tima Cadde Stadium dib u habayn casri ah ku samaysay.
13/11/2025

Shirkada Nasiib Real estate and Construction oo Garoonka Tima Cadde Stadium dib u habayn casri ah ku samaysay.

Address

Jigjiga Yar, Next To Waafi Mall
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasiib Real estate and Construction posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share