Asli Solar Energy

Asli Solar Energy We provide high-quality solar products tailored for homes, businesses, and off-grid communities. Affordable | Reliable | Sustainable!

Save money, reduce your carbon footprint, and enjoy uninterrupted power day and night!

π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚π₯𝐒𝐧𝐭𝐚 π‚πšπšπ₯𝐚𝐦𝐒𝐠𝐚 𝐚𝐑 𝐞𝐞 πƒπ‘πšπ₯π₯𝐒𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚! Maanta waxa aanu xusaynaa firfircoonida, hal-abuurka iyo kartida dhalli...
12/08/2026

π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚π₯𝐒𝐧𝐭𝐚 π‚πšπšπ₯𝐚𝐦𝐒𝐠𝐚 𝐚𝐑 𝐞𝐞 πƒπ‘πšπ₯π₯𝐒𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚!

Maanta waxa aanu xusaynaa firfircoonida, hal-abuurka iyo kartida dhallinyarada

Asli Solar Energy, waxaan aaminsanahay in dhallinyaradu aysan ahayn oo keliya hoggaamiyeyaasha berri, balse ay yihiin hal-abuurayaasha iyo isbeddel-doonka maanta.

Awood sii Dhallinyarada.
Ku dhiirrigeli Hal-abuurka.
Dhis Mustaqbal Waara.

𝑫𝒐𝒏'𝒕 π‘»π’‰π’Šπ’π’Œ 𝒐𝒇 𝑺𝒐𝒍𝒂𝒓 𝒂𝒔 𝒂𝒏 𝑬𝒙𝒑𝒆𝒏𝒔𝒆.π‘‡β„Žπ‘–π‘›π‘˜ π‘œπ‘“ 𝐼𝑑 π‘Žπ‘  π‘Žπ‘› πΌπ‘›π‘£π‘’π‘ π‘‘π‘šπ‘’π‘›π‘‘.β€Žβ€Ž Every month you pay an electricity or fuel bill, that...
10/08/2026

𝑫𝒐𝒏'𝒕 π‘»π’‰π’Šπ’π’Œ 𝒐𝒇 𝑺𝒐𝒍𝒂𝒓 𝒂𝒔 𝒂𝒏 𝑬𝒙𝒑𝒆𝒏𝒔𝒆.
π‘‡β„Žπ‘–π‘›π‘˜ π‘œπ‘“ 𝐼𝑑 π‘Žπ‘  π‘Žπ‘› πΌπ‘›π‘£π‘’π‘ π‘‘π‘šπ‘’π‘›π‘‘.
β€Ž
β€Ž Every month you pay an electricity or fuel bill, that money is gone forever.
β€Ž
β€Ž A solar system keeps generating electricity for decades.
β€Ž
β€Ž The sooner you invest, the sooner you begin saving.
β€Ž
β€Ž

Smart net Camera waa Camerad casri ah oo ku shaqaynaysa Solarta, waxa ay leedahay Sim card aad ku isticmaalikarto intern...
09/08/2026

Smart net Camera waa Camerad casri ah oo ku shaqaynaysa Solarta, waxa ay leedahay Sim card aad ku isticmaalikarto internetka, sidoo kale waa water proof oo biyuhu magalayaan!

Hadda soo dalbo ASLI Solar oo hada hel.
β€Ž
β€ŽSoo qaadista alaabtu waa kuu lacag la'aan (FREE DELIVERY). πŸ“¦πŸšš
β€Ž
β€ŽπŸ“Tilmaan: Hargeisa, Waddada dhakhtar gargaar, masjidka Rusheeye (Sheekh Dirir) dhabarkiisa.
β€ŽπŸ“ž Nagala Soo Xidhiidh: +25263 7774425

𝑻𝒉𝒆 π‘·π’π’˜π’†π’“ 𝒐𝒇 𝒕𝒉𝒆 π‘Ίπ’–π’β€Žβ€ŽEvery day, the sun provides enough energy to power the world many times over.β€Žβ€ŽSolar energy is not...
07/08/2026

𝑻𝒉𝒆 π‘·π’π’˜π’†π’“ 𝒐𝒇 𝒕𝒉𝒆 𝑺𝒖𝒏
β€Ž
β€ŽEvery day, the sun provides enough energy to power the world many times over.
β€Ž
β€ŽSolar energy is not just an alternative it is the future of affordable, reliable, and sustainable electricity.
β€Ž
β€ŽWe are committed to helping families, businesses, and communities access clean energy that reduces costs and improves lives.
β€Ž
β€ŽThe future is bright and it starts with the sun.
β€Ž
β€Ž

All in One Solar Kit waa qalab ka kooban Sameecad, Toosh, Laydh, Radio iyo Power-bank Hadda soo dalbo ASLI Solar oo hada...
06/08/2026

All in One Solar Kit waa qalab ka kooban Sameecad, Toosh, Laydh, Radio iyo Power-bank

Hadda soo dalbo ASLI Solar oo hada hel.
β€Ž
β€ŽSoo qaadista alaabtu waa kuu lacag la'aan (FREE DELIVERY). πŸ“¦πŸšš
β€Ž
β€ŽπŸ“Tilmaan: Hargeisa, Waddada dhakhtar gargaar, masjidka Rusheeye (Sheekh Dirir) dhabarkiisa.
β€ŽπŸ“ž Nagala Soo Xidhiidh: +25263 7774425

Solar Flood Light waa qalab leh iftiin aad ubadan, Biyuhu aanay aglayn, kuu waran remote aad ka maamuli karto, Kuna shaq...
04/08/2026

Solar Flood Light waa qalab leh iftiin aad ubadan, Biyuhu aanay aglayn, kuu waran remote aad ka maamuli karto, Kuna shaqaynaya solarta

Hadda soo dalbo ASLI Solar oo hada hel.
β€Ž
β€ŽSoo qaadista alaabtu waa kuu lacag la'aan (FREE DELIVERY). πŸ“¦πŸšš
β€Ž
β€ŽπŸ“Tilmaan: Hargeisa, Waddada dhakhtar gargaar, masjidka Rusheeye (Sheekh Dirir) dhabarkiisa.
β€ŽπŸ“ž Nagala Soo Xidhiidh: +25263 7774425

Portable Power Station waa qalab aad si fudud ugu dabaysan karto solarta ama dabka elecrtic-ga, kadibna aad u qaadankart...
03/08/2026

Portable Power Station waa qalab aad si fudud ugu dabaysan karto solarta ama dabka elecrtic-ga, kadibna aad u qaadankarto mel walba isagoo kuu kaydinaya dab awood badan oo dhan 1,200W, waxaad u isticmaalikartaa safarrada, goobaha ganacsiga iyo guryahaba!
Hadda soo dalbo ASLI Solar oo hada hel.
β€Ž
β€ŽSoo qaadista alaabtu waa kuu lacag la'aan (FREE DELIVERY). πŸ“¦πŸšš
β€Ž
β€ŽπŸ“Tilmaan: Hargeisa, Waddada dhakhtar gargaar, masjidka Rusheeye (Sheekh Dirir) dhabarkiisa.
β€ŽπŸ“ž Nagala Soo Xidhiidh: +25263 7774425

Dedaal badan kadib waxa aanu ku guulaysanay deeqda maalgelineed ee 𝑩𝑰π‘ͺ π‘Ίπ’π’Žπ’‚π’π’Š π‘ͺ𝒐𝒉𝒐𝒓𝒕 3.β€Žβ€ŽMaalgelintan waxay kor uqaadi d...
31/07/2026

Dedaal badan kadib waxa aanu ku guulaysanay deeqda maalgelineed ee 𝑩𝑰π‘ͺ π‘Ίπ’π’Žπ’‚π’π’Š π‘ͺ𝒐𝒉𝒐𝒓𝒕 3.
β€Ž
β€ŽMaalgelintan waxay kor uqaadi doontaa shaqada Asli Solar taas ah in aanu bulshadeena gaadhsiino adeega tamarta qoraxda / Solar energy taas oo ah mid la awoodi karo, gaar ahaan bulshada ku nool miyiga, barakacayaasha, iyo qoysaska dakhligoodu hooseeyo.
β€Ž
β€ŽWaxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa HarHub, UNIDO-somalia, European Union in Somalia iyo dhammaan tababarayaasha, la-taliyayaasha, iyo cid kasta oo nagu garab istaagtay safarkan. Sidoo kale, waxaan aad ugu mahadcelinayaa hawlwadeenada Asli Solar dadaalka iyo Kartida ay muujiyeen.

Address

Gargaar Hospital Road, Behind Masjid Rusheeye(Sh. Dirir)
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asli Solar Energy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share