24/09/2022
Completed commercial building.
Project: Deero strip mall
Location: Pepsi area
Shirkadu waxay caasimada Hargeysa kusoo kordhisay dhismayaal tayo iyo quruxba leh. Kuwaas oo kala ah dhismayaal qoys iyo kuwo ganacsiba.
- dhismahani waa dhisme laga fuliyay Hargeysa gaar ahaan xaafada Pepsi, wuxuu ku xigaa dhismaha UNDP.
Macluumaad wixii intaas dheer fadlan no soo dir fariin amaba WhatsApp: +252634415513