19/11/2018
Waxaa Farxad Noo ah Inaanu Maanta Wareejinayno, Mashruucca Xabsiga Dhexe Ee Gobolka Togdheer Degmada Burao, Oo ka mid ah, Mashaariicda Ugu Waaweyn Ee Dalka Laga Fulyo.
Waa Dhismaha Xabsiga Ugu Casrisan Wadanka, guul iyo Gobonimo Ayuu Ku Dhammaaday.
Waxaa Xadhiga ka Jaraya, Madaxweynaha Qaranja JSL, Mudane Muuse Biixi Cabdi.