24/06/2025
🏗️ Land Construction and Real Estate 🏠
Horumar ku dhisan Kalsooni
Waxaa sharaf noo ah inaan kuu soo bandhigno adeegyo dhameystiran oo dhanka dhismaha iyo hantida maguurtada ah. Land Construction and Real Estate waa shirkad ku takhasustay:
✅ Dhismaha Guryaha iyo Xarumaha Ganacsiga
✅ Iibka Hantida Ma-guurtada ah (Guryo, Dhulal, Goobo Ganacsi)
✅ Kireynta Dhismayaasha iyo Xafiisyada
Haddii aad riyeyneyso in aad yeelato guri aad adigu leedahay ama ganacsi aad ka hirgeliso meel wanaagsan — annaga ayaa kaa dhigi kara riyadaas mid rumooba. Waxaan bixinaa adeeg hufan, waqti ku saleysan, kuna dhisan xirfado casri ah iyo kalsooni.
📞 Nagala soo xiriir maanta si aad u bilaawdo safarka dhismaha riyadaada!
📱 +252 634026594