27/11/2025
Maxaa qaldan talow xagay salaadu ka xidhmi la’adahay
Qaranka al cadaala ku haysaty reer baad cayday
Ee maanta u sacabatumaysa ninkii reer daaye qaranimada JSL 7 sano dhulka jiidayay
Maantuu qaranka macaanaynayaa
Wllhy taas maan diidine waxaa igaga daran qarankaa 5starka dameeraha ku qalanaya