Genexus medical biotechnology

Genexus medical biotechnology Diagnostic and reliable solutions

Targeting Healthcare Providers & ClinicsPersistent digestive discomfort and waterborne infections demand rapid diagnosti...
06/08/2026

Targeting Healthcare Providers & Clinics

Persistent digestive discomfort and waterborne infections demand rapid diagnostic clarity. Giardia infections can spread quickly, making early detection vital for preventing outbreak progression and ensuring appropriate therapy.

At Genexus Medical Biotech, we support healthcare providers with rapid diagnostic test kits designed for speed, precision, and operational simplicity in routine laboratory screening.

Keep your diagnostic inventory stock-ready. Partner with Genexus Medical Biotech for quality medical diagnostic supplies.

📲 Send us a direct message or get in touch with our team to inquire about bulk ordering and delivery schedules!
for whatsApp 63 3570290| 0639186510

Is Your Clinic/ hospital Prepared for Norovirus?Norovirus spreads rapidly in community and clinical settings, causing su...
28/07/2026

Is Your Clinic/ hospital Prepared for Norovirus?

Norovirus spreads rapidly in community and clinical settings, causing sudden severe vomiting, diarrhea, and stomach cramps. Quick identification is critical to stopping the chain of transmission before it affects the facility.

At Genexus Medical Biotech, we supply reliable, rapid diagnostic test kits and clinical supplies to help clinics and hospitals identify gastrointestinal pathogens fast and act immediately.

Fast Diagnostics. Better Patient Outcomes.

📲 Contact Genexus Medical Biotech today to stock high-accuracy diagnostic tools for your facility.

Virus-ka Jadeecada Muhiimadda Baadhista Saxda ah iyo WaqtigeedaMarka dadka badankoodu ay maqlaan Jadeecada, waxa ku soo ...
12/07/2026

Virus-ka Jadeecada
Muhiimadda Baadhista Saxda ah iyo Waqtigeeda

Marka dadka badankoodu ay maqlaan Jadeecada, waxa ku soo dhacda xummad ama qandho kumeel-gaadh ah iyo nabro maqaarka ka soo baxa. Laakiin dhinaca cilmiga (biologyga), virus-ka jadeecada ee ah(Morbillivirus measles) waa mid ka mid ah virusyada ugu faafitaanka baddan uguna xawaaraha dheer caalamka.

Xawaaraha Faafitaanka iyo Khatarta Qarsoon

Halkii qof ee qaba jadeecada wuxuu qaadhsiin karaa 12 ilaa 18 qof oo kale. Intaas waxaa dheer, virus-ku wuxuu keenaa waxa loo yaqaano Immune Amnesia (Xusuus-tirka Difaaca Jirka) isagoo tirtira 20% ilaa 70% unugyada difaaca ee uu qofku h**e u lahaa, taasi oo bukaanka u nuglaynaysa xanuuno kale oo badan.

Maxay Baadhistu Muhiim U Tahay?

Maadaama xanuunkani uu si xad-dhaaf ah u fafo, habka ugu habboon ee lagu badbaadin karo caafimaadka bulshada, laguna xakameyn karo dilaaca xanuunka waa Baadhista H**e ee Sax da ah (Early & Accurate Diagnosis). Kala soocista calaamadaha jadeecada iyo xanuunada kale ee keena xummada iyo nabraha waxay muhiim u tahay go'aanka dhakhtarka iyo badbaadada dadka kale.

Xalka Genexus Medical Biotech

Si loo hubiyo badbaadada bukaanada loona fududeeyo shaqada rugaha caafimaadka iyo cusbitaalada, Genexus Medical Biotech waxay dalka keentay qalabka baadhista degdega ah ee Jadeecada (Measles Rapid Test Kits).

Saxsanaan iyo Kalsooni: Wuxuu ku siinayaa natiijo sax ah dhowr daqiiqo gudahood.

Fudaydayn: Uma baahna qalab shaybaadh oo adag, wuxuuna ka caawinayaa dhakhaatiirta inay go'aan degdeg ah qaataan.

Haddii aad tahay maamule cusbitaal ama madax shaybaadh, hubi in adeegaaga caafimaad uu u diyaarsan yahay ka hortagga iyo baadhista jadeecada. Gacanta ku hay qalabka baadhista ee ugu tayada sarreeya.

📞 Nagala soo xidhiidh inboxka farrimaha ama 63 3570290 0639186510 ama booqo xafiiskeena si aad u dalbato agabka caafimaad ee ugu dambeeyey.

04/07/2026

🔬 Kuxirnaanta Shaybaarka: Maxay Muhiimad Gaar ah U Leedahay Saxnaanta Baaritaanada Degdegga Ah?

Mabaadii'da sayniska ee ka dambaysa baaritaanada degdegga ah ee tayada leh waa saxnaanta naqshadaynta lateral flow immunoassay.

Haddaba, saxnaanta baaritaanka caafimaad ma aha oo kaliya lambar la qoro waa in meesha laga saaro wixii khaladaad ah (cross-reactivity) si dhakhaatiirtu u gaaraan go'aamo sax ah oo kalsooni leh. Marka aan qiimeynayno qalabka baaritaanka (diagnostic kits), waxaan si qoto dheer u eegnaa sayniska saxda ah ee ku saabsan is-dhexgalka antigens iyo antibodies. Sababtoo ah, natiijo dhaqso ah waxay faa'iido leedahay oo kaliya marka ay tahay natiijo sax ah.

Waa maxay caqabadaha dhinaca baaritaanada ah ee uu shaybaarkagu la kulmay toddobaadkan? Nagula wadaag qaybta faallooyinka! 👇

Send a message to learn more

Isbeddelada Cusub ee Sayniska: Maxay tahay fariinta ka dambaysa Fayraska Epstein-Barr (EBV)? 🧬Fayraska Epstein-Barr (EBV...
27/06/2026

Isbeddelada Cusub ee Sayniska: Maxay tahay fariinta ka dambaysa Fayraska Epstein-Barr (EBV)? 🧬
Fayraska Epstein-Barr (EBV) waa mid ka mid ah fayrasyada ugu baahsan adduunka, iyadoo uu ku dhaco ku dhawaad dhammaan dadka waaweyn ee caalamka. Inkastoo uu yahay mid aad u caan ah, haddana awoodda uu u leeyahay inuu ku dhex dhuunto jidhka bini'aadamka muddo dheer ayaa ka dhigaysa mawduuc xasaasi ah oo safka h**e kaga jira cilmi-baadhista casriga ah ee Tiknoolajiyadda Noolaha (Biotechnology).

Inta badan, marka uu qofka ku dhaco markii ugu horraysay, ma keeno calaamado muuqda. Hasa yeeshee, ku dhuumashada uu fayraskani ku dhex dhuunto unugyada difaaca jidhka (B lymphocytes) muddo sanado ah, ayaa baadhitaano dhowaan soo baxay ay xidhiidh weyn u heleen xanuunada raaga ee difaaca jidhku isku beddelo (autoimmune conditions), sida unugyada neerfaha (Multiple Sclerosis) iyo qaar ka mid ah buuroyiinka (lymphomas).
In si qoto dheer loo fahmo hannaanka uu fayraskani u khalkhaliyo habka difaaca jidhka waa furihii lagu heli lahaa daawayn sax ah iyo tallaalo ka hortag ah mustaqbalka.

Haddaba, anagoo ah Genexus Medical Biotech, waxaan si dhow ula soconaa hal-abuurada ugu dambeeyay ee dhinaca cilmiga fayrasyada (virology) iyo difaaca jidhka (immunology), kuwaas oo ujeedadoodu tahay in la xakameeyo saamaynta fog ee fayrasyadan si loo ilaaliyo caafimaadka bulshada.
**eumarkaSayniska

Introducing the Genexus Norovirus GI+GII Antigen TestIn the clinical setting, speed is everything, especially when deali...
09/06/2026

Introducing the Genexus Norovirus GI+GII Antigen Test

In the clinical setting, speed is everything, especially when dealing with highly contagious gastrointestinal outbreaks. At Genexus Medical Biotech, we are committed to providing diagnostic solutions that empower healthcare professionals to make informed decisions immediately.

Our Norovirus GI+GII Antigen Rapid Test is designed to provide quick, reliable results for the two most common genogroups (GI and GII) responsible for human norovirus infections.
Why Choose the Genexus Rapid Test?

Speed to Result: Get actionable answers in minutes, not days. Rapid bedside or lab-side testing allows for immediate patient management.

Dual-Genogroup Detection: Our test simultaneously identifies GI and GII genogroups, ensuring broad coverage of the strains most frequently encountered in clinical settings.

Essential for Infection Control: In hospitals, long-term care facilities, and schools, time is of the essence. Quick identification of an outbreak allows for the immediate implementation of hygiene and isolation protocols, helping to break the chain of transmission.

Ease of Use: Designed for streamlined workflows, the lateral flow format requires minimal hands-on time and no specialized equipment, making it an ideal tool for point-of-care environments.

Clinical Impact

While norovirus is often self-limiting in healthy individuals, it poses a significant risk to vulnerable populations, including the elderly, young children, and the immunocompromised. By integrating the Genexus Norovirus GI+GII Antigen Rapid Test into your diagnostic toolkit, you can:

Reduce unnecessary testing costs associated with delayed or overly complex diagnostic pathways.

Enhance patient safety through early containment of outbreaks.

Support clinical decision-making by confirming etiology in acute gastroenteritis cases.

Empower your facility with the tools needed for fast, accurate infection control.

Interested in learning more about integrating our diagnostic solutions into your practice?
Contact the Genexus Medical Biotech team today.
0633570290| 0639186510

Brucellosis: A Hidden Threat in Our CommunitiesDid you know that "Brucellosis" is a common but often "misdiagnosed infec...
01/06/2026

Brucellosis: A Hidden Threat in Our Communities

Did you know that "Brucellosis" is a common but often "misdiagnosed infection" in our region?
Patients may present with:

* Persistent fever 🤒
* Joint and muscle pain
* Fatigue
* Sweating

❗ These symptoms are often confused with malaria or typhoid-leading to (delayed treatment)

🧪 introducing Brucella Antigen Rapid Test

At "Genexus Diagnostic Supplies", we provide a (fast and reliable solution) for early detection:

✅ Results in minutes
✅ Easy to use
✅ Supports accurate clinical decision-making
✅ Ideal for hospitals and laboratories

Why it matters for your hospital:

* Improves diagnosis accuracy
* Reduces unnecessary treatments
* Enhances patient trust
* Supports better outbreak control

Brucellosis: Cudur si fudud loo iska indho-tiro

Ma ogtahay in (Brucellosis) uu yahay cudur ka jira deegaankeena laakiin marar badan si khaldan loo ogaado?

calaamadihiisa waxaa ka mida:

* Qandho ama xummad joogto ah 🤒
* Xanuun kala-goysyada iyo murqaha
* Daal badan
* Dhidid badan

❗ Calaamadahaan waxaa badanaa lagu khaldaa malaria'da ama typhoidha, taas oo keenta (daaweyn dib u dhacda).

🧪Brucella Antigen Rapid Test

Genexus Diagnostic Supplies waxay kuu keentay xal degdeg ah oo lagu ogaan karo cudurkan:

✅ Natiijooyin daqiiqado gudahood
✅ Isticmaal fudud
✅ Saxnaan sare oo ogaansho
✅ Ku habboon isbitaalada iyo shaybaarada

Faa’iidada isbitaalkaaga:

* Ogaansho sax ah
* Yareynta daaweyn khaldan
* Kalsoonida bukaanka oo kordha
* Ka hortag cudur faafid

📦 Available now for hospital supply & trial orders

📞 Contact us today to request pricing or a starter package
0633570290 0639186510
Genexus Supporting Better Diagnosis, Faster Decisions.

21/05/2026

🔬 Cilmi-baadhis iyo baaridhitaan kasta oo sax ah, waxaa ka dambeeya agab caafimaad oo la isku halleyn karo.

Haddaan nahay Genexus Medical Biotech, kaliya ma keenno agabka shaybaarka (laboratory consumables) iyo qalabka baaritaanka degdegga ah (rapid test assays)—waxaan kuu keennaa kalsooni buuxda. Agab kasta oo aan bixinno wuxuu buuxiyey halbeegyada caalamiga ah ee tayada (ISO/CE), si aan u hubinno in natiijooyinka shaybaadhkaagu ay u noqdaan kuwo la isku halleyn karo, u dhabar-adaygga aad u heyso daryeelka bukaanka.

Kor u qaad saxnaanta baadhitaannadaada caafimaad maanta. oo la partner garee genexus medical biotech.

La xidhiidh kooxdayada si aad u codsato buugga agabkayaga (catalog) ama aad u qabsato ballan booqasho oo aan ugu nimaadno xaruntaada caafimaad.

🔬 Behind every accurate diagnosis is an uncompromised supply chain.

At Genexus Medical Biotech, we don’t just deliver laboratory consumables and rapid test assays, we deliver peace of mind. Every product we supply meets rigorous international standards (ISO/CE), ensuring that your lab results are as reliable as your dedication to patient care.

Elevate your clinical precision today. Partner with a supplier that speaks the language of science.

📲 Contact our team to request our latest product catalog or schedule a clinic site visit.
0633570290| 0639186510

Address

Across Ali Gobanimo, Serar Building 203 Office
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Genexus medical biotechnology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share