KAAFI SOLAR ENERG

KAAFI SOLAR ENERG kaafi solar energy hayga farsamada iyo solarta ee somaliland somalia iyo kilidhka

07/04/2026
15/03/2026

Si bulshadeenu uga maaranto ku tiiirsanaanta xad,dhaafka ah ee shidaalka waa in dadkeenu
Fahmaan isticmaalka green Energyga oo ah
(Sun energy )oo ah tammarta laga dhaliyo cadceeda ama tamarta la cusboonaysiiiyo

Waxa yaraanaysa ku tiirsanaanta wadama
Waxsoo saara waxana aynu noqonkarnaa
Dadka faa iidaysta %30 cadceeda midna
Xasuusnow oo waxa lagu tiriyaa geeska
Africa wadamada ugu cadceeda wanaagsan

Celcelis ahaan waxaynu halnaa maalintii
9 saacadood oo cadceed ah taasi waxay
ina siinaysaa jaanis aynu uga faaiidaysano
Cadceeda allah inogu deeqay umad ahaa
Xor ah oon ku tiirsanayn shirkadaha laydh

Ama isriiix riiixa aduunku aanu waxba ka
badalin noloshooda dowlada waxa ku waajib
Ah in ay dhiiri galiso wax soo saarka energy
Xorta ah\\\\\\

HALKAN WAA ISRAIILfaalada aan wadnaa maaha duqaynta ku socota iyo dabka ka baxaya balse waxan rabnaa in aynu Kaga dayano...
10/03/2026

HALKAN WAA ISRAIIL
faalada aan wadnaa maaha duqaynta ku socota iyo dabka ka baxaya balse waxan rabnaa in aynu
Kaga dayano waxsoo saarka dhanka solar energy
Dhisme kasta waxa saran
waxan raba in aan magaalada dusha ka eegtaan

Si bulshadeenu uga maaranto ku tiiirsanaanta xad,dhaafka ah ee shidaalka waa in dadkeenu
Fahmaan isticmaalka green Energyga oo ah
(Sun energy )oo ah tammarta laga dhaliyo cadceeda ama tamarta la cusboonaysiiiyo

Waxa yaraanaysa ku tiirsanaanta wadama
Waxsoo saara waxana aynu noqonkarnaa
Dadka faa iidaysta %30 cadceeda midna
Xasuusnow oo waxa lagu tiriyaa geeska
Africa wadamada ugu cadceeda wanaagsan

Celcelis ahaan waxaynu halnaa maalintii
9 saacadood oo cadceed ah taasi waxay
ina siinaysaa jaanis aynu uga faaiidaysano
Cadceeda allah inogu deeqay umad ahaa
Xor ah oon ku tiirsanayn shirkadaha laydh

Ama isriiix riiixa aduunku aanu waxba ka
badalin noloshooda dowlada waxa ku waajib
Ah in ay dhiiri galiso wax soo saarka energy
Xorta ah\\\\

06/03/2026

Kusoo dhawaada hayga farsamada solar system and electrical installation waxan idiinku diyaar ah

Eng ku xeeldheer farsamada khibrad gaar ahna uleh waxa intaa idiin dheer iibinta solarta iyo qalabka solarta idinka oo kasoo dalban kara

meelkasta oo aad joogtaa baadiyaha fog iyo midka dhowba anaga oo idiin qiiimayn doona idiinsoo diri doona idiiin sheegi doona sida aad u

xidh xidhanaysaa waa dadka jooga meel fog ee
Qofka raba inloo xidho waxan ugu tagi doona
Halkiisa meelkasta oo uujoogo waxa intaa dheer

cilad bixinta oo aanu kugu iman doono gurigaaga iyo goobtaada shaqo insha allah shaqo fiican

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KAAFI SOLAR ENERG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category