Hoobaan Construction Company

Hoobaan Construction Company Hoobaan Construction Company waa shirkad dhismo oo ku takhasustay dhismaha guryaha casriga ah iyo adeegyada injineernimada guud.

Waxaan si qoto-dheer u aaminsanahay tayada, daacadnimada, iyo bixinta adeegyo ku saleysan baahida macaamiisheena.

“Hoobaan Construction Company waxay dhammaan shacabka muslimiinta ugu hambalyaynaysaa munaasibadda barakaysan ee Ciidul ...
26/05/2026

“Hoobaan Construction Company waxay dhammaan shacabka muslimiinta ugu hambalyaynaysaa munaasibadda barakaysan ee Ciidul Adxa. Ciid Mubaarak, alle ha inaga aqbalo acmaasha suuban, farxad iyo barwaaqona ha inagu gaadhsiiyo sanadkan kiisa kale.” ✨🐑

Jimce wangsan
21/05/2026

Jimce wangsan

“Dhismahaagu waa mustaqbalkaaga — ku aamin khubaro xirfad leh.”
21/05/2026

“Dhismahaagu waa mustaqbalkaaga — ku aamin khubaro xirfad leh.”

Hoobaan Construction Company waxay hambalyo u diraysaa shacabka Somaliland munaasibadda 18 May. Alle ha inoo adkeeyo nab...
17/05/2026

Hoobaan Construction Company waxay hambalyo u diraysaa shacabka Somaliland munaasibadda 18 May. Alle ha inoo adkeeyo nabadda, midnimada iyo horumarka dalka. Happy 35th Independence Day ❤️💚🤍

17/05/2026

Bungalow iyo in Hargeisa. For more information call 63 4403775
10/10

Jumma mubarak
14/05/2026

Jumma mubarak

Bungalow in Hargeisa. For more information call 63 4403775Loacation hargeisa bada cas
07/05/2026

Bungalow in Hargeisa. For more information call 63 4403775
Loacation hargeisa bada cas

Address

A. Dhagax District
Hargeysa
N/A

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hoobaan Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hoobaan Construction Company:

Share