18/06/2026
Shirkadda Sahan Drilling and Construction Company ayaa ku guulaysatay qodista ceel riig ah oo loo qoday xarunta naafada halgamayaasha Waqooyi Bari Soomaaliya.
Sahan waxay ceelal, dhaamam, biyo galin, iyo dhismayaal ay ka samaysay Soomaaliya iyo DDS Itoobiya.
Sahan waxay leedhay khibrad 20 sano ah iyadoo qodda ceelasha, qalabayntooda iyo dayactirkooda. Waxaa intaa dheer dhismayaasha oo si casri ah u dhisto.
Sidoo kale waxay qoday oo biyo galisay inta badan deegaanada Waqooyi Bari.
Contacts:
๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐ก๐๐ง ๐๐ซ๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ง๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐๐ง๐ฒ
๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ข๐๐: Lasanod, Northeastern Somalia.
โ๏ธ ๐๐๐ฅ: +252 634 496 108 / +252 906 713 685
๐ง ๐๐ฆ๐๐ข๐ฅ๐: [email protected]
๐ง ๐๐ฆ๐๐ข๐ฅ๐: [email protected]
๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ญ๐: www.sahandrilling.com
๐ฌ ๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ: https://wa.me/252633338259
๐๏ธ ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐๐ข๐ง๐ ๐ญ๐ก๐ ๐
๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ง๐ ๐๐ฑ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐ง๐๐
FB: Sahan Drilling and Construction Co.