Samtec College

Samtec College Waa page ka Rasmiga ah SaMTec College

19/07/2022
Waxan  manta  ku wareejinay  isbitalka  Guud e dagmada  balad xawo 12 Gabdho  oo kamid ah  ardaydii ka qalinbadalatay ku...
19/07/2022

Waxan manta ku wareejinay isbitalka Guud e dagmada balad xawo 12 Gabdho oo kamid ah ardaydii ka qalinbadalatay kuliyada midwife (umulisada) jamacada Samtec College qeybteda balad xawo. Si baahiya bulashada dagmada xaga cafimadka ay qeyb uga qatan.

05/10/2021

Qarkamid Ah As aasayaashii Samtec College

05/10/2021
05/10/2021
05/10/2021

dr Aweys farah oo ah agasimaha waxbrashada farsamada gacanta jubalan aya ardayda Samtec College kula dardaarmay inay sii laba jibaran dadaalkoda

17/09/2021

Mamulaha Guud Samtec College Mr.Hussein Osman khudbad uu kajedinayay xalfada qalin jabinta dufcadii 11aad ee kabaxeyso Ayaa sharaxaad guud kabixiyay kuliyadaha kala duwan iyo kuwa lagu so kordhiyay Colleg ka waxyna mar walbo utagantahy hadba bahida ay bulshada ay qabto sidii lo daboli lahaa waxyna kaalin mug leh ka qadaneysaa sidi jiilka danbe ay u heli lahayeen aqoon

11/09/2021

Muuqalada Guud Qar kamid Ardayda Dufcadii 11aad ee ka qalin jabisa Samtec College

29/08/2021
29/08/2021

Xalfada Qalin jabinta Dufacadii 11aad Jamacada Samtec College Marti sharafkii ka qayb kalay waxa kami ahaa Godomiyaha dagamada abdirashid Abdi caroog. waxana ardayda qalin jabinayso kula dardaarmay inay iyaka aysan cidna shaqaleysin kasugin ay dadkoda uga faideyan cilmika ay barteen

29/08/2021

mamulah Samtec College Mr husen Osman ayaa kula dardaarmay ardayda ka qalin badalaty waxana uu baaq udiray walidiinta waxana uu ka codsaday in jiilka sogorayo labaro lagulana dadaalo waxbrashada si berito uu guul u gaaro

Qaar kamid ah ardayda dufcadii 11aad ee sanadka  ka qali jabisay kuliyadaha kala duwan ee Samtec College oo wajiyadoda f...
28/08/2021

Qaar kamid ah ardayda dufcadii 11aad ee sanadka ka qali jabisay kuliyadaha kala duwan ee Samtec College oo wajiyadoda faraxda laga dheehan karo hambalyo dhaamn ardayda dhameysay kuliyadaha kala duwan ee college ka

Address

Luuq

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samtec College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Samtec College:

Share