19/05/2026
๐ OOG BioSolutions
Waxaan si rasmi ah ugu faraxsanahay in Samakaal Hospital uu noqday isbitaalkii ugu h**eeyay ee Soomaaliya ka hirgeliya LiverScan โ tiknoolajiyada casriga ah ee baaritaanka beerka.
OOG BioSolutions, oo ah shirkaddii ugu h**eysay ee dalka keenta LiverScan, waxay sii waddaa dadaalka lagu horumarinayo:
โ๏ธ Early Liver Disease Diagnosis
โ๏ธ Non-Invasive Liver Assessment
โ๏ธ AI-Guided Technology
โ๏ธ Better & Faster Patient Care
Tani waa tallaabo weyn oo loo qaaday dhanka:
๐ฉบ Tayeynta adeegyada caafimaadka
๐ฉบ Ogaanshaha h**e ee cudurrada beerka
๐ฉบ Casriyeynta diagnostics-ka Soomaaliya
Waxaan u hambalyeynaynaa Samakaal Hospital hoggaankooda iyo doorkooda hormuudnimo ee qaadashada tiknoolajiyada caafimaad ee casriga ah.
Better Liver โ Better Life ๐