Casri Construction & General Service Co.

Casri Construction & General Service Co. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Casri Construction & General Service Co., Construction Company, Wadajir, Mogadishu.

Dhawaan filoCabirka: 9x19.5G+7๐Ÿ“ž 617959514๐Ÿ“ Buulaxubey, Wadajir, Muqdisho๐Ÿ“ง casriconstructionco@gmail.com
08/09/2026

Dhawaan filo

Cabirka: 9x19.5
G+7

๐Ÿ“ž 617959514
๐Ÿ“ Buulaxubey, Wadajir, Muqdisho
๐Ÿ“ง [email protected]

Dhawaan filoCabirka: 12x12G+1๐Ÿ“ž 617959514๐Ÿ“ Buulaxubey, Wadajir, Muqdisho๐Ÿ“ง casriconstructionco@gmail.com
08/09/2026

Dhawaan filo

Cabirka: 12x12
G+1

๐Ÿ“ž 617959514
๐Ÿ“ Buulaxubey, Wadajir, Muqdisho
๐Ÿ“ง [email protected]

Dhawaan filoCabirka: 17.5x12G+3๐Ÿ“ž 617959514๐Ÿ“ Buulaxubey, Wadajir, Muqdisho๐Ÿ“ง casriconstructionco@gmail.com
08/09/2026

Dhawaan filo

Cabirka: 17.5x12
G+3

๐Ÿ“ž 617959514
๐Ÿ“ Buulaxubey, Wadajir, Muqdisho
๐Ÿ“ง [email protected]

04/08/2026

Finished Villa: Degmada Wadajir, Gaar Ahaan Warta Xasan Hilaac Masaajidka Jileyga Cabirkiisu Yahay 10x20

๐Ÿ“ž Nagala soo xariir: Tell and WhatsApp +252 61 7959514.
๐Ÿ“ ๐‡๐ž๐š๐๐ช๐ฎ๐š๐ญ๐ž๐ซ: Buula Xubey, Wadajir, Somalia

Dhawaan filoCabirka: 10x20        Villa๐Ÿ“ž 617959514๐Ÿ“ Buulaxubey, Wadajir, Muqdisho๐Ÿ“ง casriconstructionco@gmail.com
03/08/2026

Dhawaan filo

Cabirka: 10x20 Villa

๐Ÿ“ž 617959514
๐Ÿ“ Buulaxubey, Wadajir, Muqdisho
๐Ÿ“ง [email protected]

Dhawaan filoCabirka: 12x12        G+M+6+RF๐Ÿ“ž 617959514๐Ÿ“ Buulaxubey, Wadajir, Muqdisho๐Ÿ“ง casriconstructionco@gmail.com
17/07/2026

Dhawaan filo

Cabirka: 12x12 G+M+6+RF

๐Ÿ“ž 617959514
๐Ÿ“ Buulaxubey, Wadajir, Muqdisho
๐Ÿ“ง [email protected]

CASRI Construction & General Services Co. waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasab...
01/07/2026

CASRI Construction & General Services Co. waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luuliyo, Maalinta Xornimada iyo Midnimada Soomaaliya.

Maalintani waa astaan sharaf, geesinimo iyo waddaniyad. Aynu si wadajir ah u ilaalino nabadda, midnimada iyo horumarka dalkeenna.

Happy Independence Day Somalia

Shirkadda CASRI Construction & General Services Co. waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyee...
26/06/2026

Shirkadda CASRI Construction & General Services Co. waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 26-ka Juun, oo ah maalintii gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu Soomaaliya ku mannaysto nabad waarta, midnimo, horumar iyo barwaaqo.

Hambalyo 26 June

Casri Construction Co waxay si buuxda ula safan tahay una bogaadinaysaa dedaalka iyo heerka sare ee uu gaaray Garsoore/H...
10/06/2026

Casri Construction Co waxay si buuxda ula safan tahay una bogaadinaysaa dedaalka iyo heerka sare ee uu gaaray Garsoore/Heybadle Omar Abdulkadir Artan. Omar wuxuu astaan u yahay dadaalka, kartida iyo himilada sare ee dhalinyarada Soomaaliyeed, isagoo caddeeyay in guusha lagu gaaro shaqo adag, dulqaad iyo goโ€™aan adag.

Waxaan u rajaynaynaa guulo waaweyn iyo horumar joogto ah, isaga oo metelaya magaca Soomaaliyeed iyo sharafta ummaddiisa meel kasta oo uu ka istaago.

Casri Construction Co โ€“ Waxaan La Safannahay Omar Artan.




Address

Wadajir
Mogadishu
00252

Telephone

+252617959514

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Casri Construction & General Service Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Casri Construction & General Service Co.:

Shortcuts

Share